{"id":31509,"date":"2016-11-05T20:16:45","date_gmt":"2016-11-05T17:16:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31509"},"modified":"2016-11-05T20:22:42","modified_gmt":"2016-11-05T17:22:42","slug":"cali-cllahi-cosoble-oo-sheegey-markii-ugu-horeysey-in-maamulka-hir-shabeele-ku-xaqiranyahey-xubnaha-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/cali-cllahi-cosoble-oo-sheegey-markii-ugu-horeysey-in-maamulka-hir-shabeele-ku-xaqiranyahey-xubnaha-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Cali C\/llahi Cosoble oo sheegey markii ugu horeysey in maamulka hir-shabeele ku xaqiranyahey xubnaha aqalka sare."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hiirshabeelle Cali C\/llaahi Cosbole oo habeennimadii xalay ku dhawaaqay liiska xubnaha musharixiinta aqalka sare ee maamulkiisa, ayaa sheegay in gobolka Hiiraan ku dulman yahay marka la eego saami-qeybsiga xubnaha aqalka sare.<\/p>\n<p>&#8221;Gobolka Hiiraan oo marka la eego 1960 gobol ahaan, waxaan u ragnaa saamiga uu ka hellay xubnaha aqalka sare ee Afarta xubnood ee lagu dulmiyay, waana arinta ay muddo dheer ka qeyblinayaan bulshada ku dhaqan gobolka Hiiraan&#8221; ayuu yiri madaxweynaha maamulka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Laakiin Cosoble ayaa sheegay in loo baahan yahay tanaasulaan, si looga wadda shaqeeyo hormarka dalka, iyo dib u dhiskiisa intaba.<\/p>\n<p>Hadalka ka soo yeeray madaxweynaha maamulka Hirshabeele, ayaa marar badan oo hore waxaa ku cel celiyay Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo sheegay in labada gobol\u00a0 Hiiraan iyo Sh\/dhexe saami isla eg ku yeellan karin aqalka sare ee dalka.<\/p>\n<p>Maalinta berri ah ayaa lagu waddaa in magaalada Jowhar lagu qabto doorashada xubnaha aqalka sare ee dalka oo ku tartami doonaan 21 xubnood sideedda kursiga loo qoondeeyay maamulka.<br \/>\nwarsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hiirshabeelle Cali C\/llaahi Cosbole oo habeennimadii xalay ku dhawaaqay liiska xubnaha musharixiinta aqalka sare ee maamulkiisa, ayaa sheegay in gobolka Hiiraan ku dulman yahay marka la eego saami-qeybsiga xubnaha aqalka sare. &#8221;Gobolka Hiiraan oo marka la eego 1960 gobol ahaan, waxaan u ragnaa saamiga uu ka hellay xubnaha aqalka sare ee Afarta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31511,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31509","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31509","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31509"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31509\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31510,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31509\/revisions\/31510"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31511"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31509"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31509"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31509"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}