{"id":31501,"date":"2016-11-05T01:10:22","date_gmt":"2016-11-04T22:10:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31501"},"modified":"2016-11-05T01:11:24","modified_gmt":"2016-11-04T22:11:24","slug":"ciidamada-dalka-burundi-ee-qeybta-ka-ah-amisom-oo-ka-cabanaya-mushaar-laaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/ciidamada-dalka-burundi-ee-qeybta-ka-ah-amisom-oo-ka-cabanaya-mushaar-laaan\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dalka Burundi ee qeybta ka ah Amisom oo ka cabanaya Mushaar la&#8217;aan."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Burundi ayaa ku goodisay in ciidankeeda Qaybta ka ah Hawl-galka Midowga Afrika ee Somalia [AMISOM] ay kala bixayso haddii aan si toos ah loo siin mushaarkooda.<\/p>\n<p>Wasiirka Difaaca Burundi, Emmanuel Ntahomvukiye oo xildhibaanada baarlamanka dalka Burundi uga jawabaayay su\u2019aalo ku saabsan Ciidanka Nabad-ilaalinta Burundi ee Somalia ku sugan ayaa sheegay inaysan meesha ka saarayn inay lasoo baxaan Ciidankooda, Haddii Midowga Afrika uu kusii adkeysto inay si toos ah u siin ciidankooda mushaarkooda, Halkii loo marsiin lahaa Dowladaha ay ka socdaan ciidamada.<\/p>\n<p>\u201cUruradan iyo cadowga dalka, waxay doonayaan inay ciidamada iyo dalalka ay ka socdaan ay ka dhex-abuuraan muran, iyagoo Markaasi sameynaya wax aan lagu fikiri karin, in ay si toos ah u siiyaan mushaarka,\u201d ayuu yiri, isagoo intaas ku daray.<\/p>\n<p>\u201cHaddii ay Xadkaas kala qaybinta ee annaga iyo ciidankeeda soo dhaafaan, shaki kuma jiro waxaan dib ugu soo celin doonnaa dalka.Annaga ayaan u dirnay Soomaaliya, ma aha iyaga kuwa diray. Marka ay Somalia joogaan oo ay la dagaalamayaan Al-shabaab, waxay u tahay Qarankeena Sharaf.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wasiirka Gaashaandhiga Burundi, ayaa hoosta ka xariiqay in ciidamadooda Qaybta ka ah AMISOM aysan muddo Toban bilood ah qaada Wax Mushaar ah. Waxana u jirtay horay\u00a0cabashooyin ku aaddan mushaarka ciidamada\u00a0AMISOM ee Somaia ku sugan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Burundi ayaa ku goodisay in ciidankeeda Qaybta ka ah Hawl-galka Midowga Afrika ee Somalia [AMISOM] ay kala bixayso haddii aan si toos ah loo siin mushaarkooda. Wasiirka Difaaca Burundi, Emmanuel Ntahomvukiye oo xildhibaanada baarlamanka dalka Burundi uga jawabaayay su\u2019aalo ku saabsan Ciidanka Nabad-ilaalinta Burundi ee Somalia ku sugan ayaa sheegay inaysan meesha ka saarayn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31503,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31501","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31501","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31501"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31502,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31501\/revisions\/31502"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31503"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}