{"id":31485,"date":"2016-11-04T19:57:03","date_gmt":"2016-11-04T16:57:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31485"},"modified":"2016-11-04T20:12:14","modified_gmt":"2016-11-04T17:12:14","slug":"doorashada-mareykanka-eedhici-doonta-todobaadka-soo-socda-oo-marxalad-cusub-galeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/doorashada-mareykanka-eedhici-doonta-todobaadka-soo-socda-oo-marxalad-cusub-galeysa\/","title":{"rendered":"Doorashada Mareykanka ee dhici doonta todobaadka soo socda oo Marxalad cusub galeysa."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa Dar-dar xoog leh yeesha Ololaha Doorashada ee dalka Mareykanka kaas oo ku sii dhowaanaya xilligii uu xirmi lahaa.<\/p>\n<p>Musharraxiinta; Hillary Clinton iyo Donald Trump Waxay Gobollada natiijada Noorashada go&#8217;aanka ka gaaraya isugu soo bixiyeen taageerayaashooda.<\/p>\n<p>Labada musharrax waxa ay su&#8217;aalo ka keenayeen sida mid kastaa uusan dalkaasi u maamuli karin.<\/p>\n<p>Trump ayaa xusay in Hillary Clinton aysan ka bixi doonin Hannaan lagu dacweynayo oo la xiriira emailka gaarka ah ee ay isticmaashay.<\/p>\n<p>Xisbigeeda Dimuquraadiga waxa uu ka digayaa in Trump uu billaabi doono dagal dhab ah oo aanan ku ekeyn barta Twitter-ka oo keli ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Saadaasha Natiijada doorashada oo aad isugu dhaw ayaa Waxay Dhiirri-gelisay xisbiga Jamhuuriga.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Xitaa Musharraxii mar ay sida Adag isaga soo Horjeedeen Trump, Ted Cruz, waxaa lagu arkay isu soo bax uu qabtay musharraxa madaxweyne xigeenka Donald Trump ee Mike Pence.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Toddobaad ka hor ayaa Arrintu waxay u muuqatay in ay tahay mid fudud ayaa hadda waxay isu bedeshay loollan cidiyaha la iska xagto.<\/p>\n<p><strong><em>XIGASHO BBC<\/em><\/strong><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Dar-dar xoog leh yeesha Ololaha Doorashada ee dalka Mareykanka kaas oo ku sii dhowaanaya xilligii uu xirmi lahaa. Musharraxiinta; Hillary Clinton iyo Donald Trump Waxay Gobollada natiijada Noorashada go&#8217;aanka ka gaaraya isugu soo bixiyeen taageerayaashooda. Labada musharrax waxa ay su&#8217;aalo ka keenayeen sida mid kastaa uusan dalkaasi u maamuli karin. Trump ayaa xusay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31487,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31485","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31485","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31485"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31488,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31485\/revisions\/31488"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31487"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}