{"id":31475,"date":"2016-11-04T03:09:03","date_gmt":"2016-11-04T00:09:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31475"},"modified":"2016-11-04T03:15:23","modified_gmt":"2016-11-04T00:15:23","slug":"maxaad-ka-taqaan-musharax-xildhibaan-nadiif-waqtina-soo-ahaa-xildhibaan-daacad-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/maxaad-ka-taqaan-musharax-xildhibaan-nadiif-waqtina-soo-ahaa-xildhibaan-daacad-ah\/","title":{"rendered":"Maxaad ka taqaan Musharax xildhibaan NADIIF waqtina soo ahaa xildhibaan daacad ah?."},"content":{"rendered":"<p>Maxamed C\/raxmaan \u00a0Nadiif waa xildhibaan hore u soo marey barlamaanka soomaaliya,hadana ah Musharax ka sharaxan Jubaland,waa aqoon yahan heysta shahaado sare,waa Deeqsi aan lagu aqoon si xun wax u doon ku mashquula Mooshin laaluush lagu qaato.<\/p>\n<p>Musharax NADIIF waa nin nadiif ah sida magaciisa ka muuqata,Waddeni dalkiisa jecel,ka xishooda waxa maanta dad badani sameynayaan,waa nin ku wanaagsan metelaadda shacabka uu xildhibaanka u yahey ee halla DOORTO maanta si uu u ilaaliyo sharafta iyo karaamada beeshu ku dhex leedahey gudaha dalka iyo debedaba.<\/p>\n<p>Musharax Nadiif ku kalsoonoow waa nin lagu aamini karo metelaada Beesha iyo dadka soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan,maahan nin u adeegaya koox ama shaqsi oo dantiisu ka weyntahey midda guud ee qaranka sida HEBELLO QAARKOOD ee doorta kuna doorta Aqoon,Karti,Ammaano iyo Balan insha allaah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamed C\/raxmaan \u00a0Nadiif waa xildhibaan hore u soo marey barlamaanka soomaaliya,hadana ah Musharax ka sharaxan Jubaland,waa aqoon yahan heysta shahaado sare,waa Deeqsi aan lagu aqoon si xun wax u doon ku mashquula Mooshin laaluush lagu qaato. Musharax NADIIF waa nin nadiif ah sida magaciisa ka muuqata,Waddeni dalkiisa jecel,ka xishooda waxa maanta dad badani sameynayaan,waa nin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31477,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31475","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31475","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31475"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31475\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31478,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31475\/revisions\/31478"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31477"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31475"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31475"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31475"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}