{"id":31464,"date":"2016-11-03T20:26:18","date_gmt":"2016-11-03T17:26:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31464"},"modified":"2016-11-03T20:29:18","modified_gmt":"2016-11-03T17:29:18","slug":"dalka-talyaaniga-oo-lagu-eedeeyey-in-ay-jir-dil-u-geysteen-tahriibayaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/dalka-talyaaniga-oo-lagu-eedeeyey-in-ay-jir-dil-u-geysteen-tahriibayaal\/","title":{"rendered":"Dalka Talyaaniga oo lagu eedeeyey in ay jir dil u geysteen Tahriibayaal."},"content":{"rendered":"<p>Hay&#8217;ada u dooda xuquuqul Aadamiga ee Amnesty International, ayaa sheegtay in Ciidamada Booliiska dalka Talyaaniga ay jir-dil u geystaan muhaajiriinta Tahriibka ku gala dalkooda, isla markaana koronto ay ku qabteen tiro badan oo tahriibayaal ah.<\/p>\n<p>Inkastoo Talyaanigu uusan jawaab deg-deg ah ka bixin eedeynta hay\u2019addan, ayaa haddana Waxaa la sheegay in Tahriibayaashaan ay diideen in laga qaado Faraha. Waxaana illaa iyo billowgii sannadkan galay dalka Talyaaniga 150,000 o qof oo muhaajiriin ah.<\/p>\n<p>Tahriibayaasha la sheegayaa in ay diideen in faraha looga qaado, ayaa ka Cabsi qaba inay qaabilaad ka heli waayaan waddamada kale ee Yurub, kuwaasoo waddanka Talyaaniga ay u sii maraan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Hay\u2019adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty ayaa sheegtay, in Tahriibayaal 20 ka badan ay u sheegeen in booliska Talyaaniga ay si xun ula dhaqmeen markii faraha laga qaadayay. Iyadoo hay\u2019adu ay ku baaqday in eedeymahan loo baaro si madax-bannaan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Nov\/201611363613764079702771315839519_304.jpg\" \/><\/p>\n<p>Talyaaniga ayaa sheegay in booliskeeda loo tababaray inay si xirfadeysan oo taxaddar leh ay ula dhaqmaan muhaajiriinta dalkeeda kasoo galaya Dhinaca badda Mediterranean-ka.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Eedeyntan hay\u2019adda Amnesty ayaa kusoo beegmaysa iyadoo la sheegayo in tiro ka badan 239-qof oo tahriibayaal ah la aamisan yahay inay ku dhinteen laba doonyood oo ku dagay meel ka baxsan xeebaha dalka Liibiya, sida ay sheegeen Saraakiil ku Hawlan Arrimaha Muhaajiriinta.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda QM ee Arrimaha Qoxootiga Dunida [UNHCR], ayaa waxaa Warkaan u sheegay laba ruux oo ka bad-baaday doonyahaas, kuwaasoo gaaray Jasiiradda Lampedusa ee Dalka Taliyaaniga. Mana jiraan illaa hadda wax meydad ah oo la helay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Ururka Caalamiga ah ee Arrimaha Socdaalka ayaa sheegay in 4,200 oo Qof dad ka badan ay ku naf-waayeen badda Mediterranean-ka Sannadkan 2016-ka, iyadoo qaar ka mid ah tahriibayaasha geeriyooday la rumeysan yahay inay ka tageen Galbeedka Afrika.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;ada u dooda xuquuqul Aadamiga ee Amnesty International, ayaa sheegtay in Ciidamada Booliiska dalka Talyaaniga ay jir-dil u geystaan muhaajiriinta Tahriibka ku gala dalkooda, isla markaana koronto ay ku qabteen tiro badan oo tahriibayaal ah. Inkastoo Talyaanigu uusan jawaab deg-deg ah ka bixin eedeynta hay\u2019addan, ayaa haddana Waxaa la sheegay in Tahriibayaashaan ay diideen in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31466,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31464","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31464","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31464"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31464\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31468,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31464\/revisions\/31468"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31466"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31464"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31464"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31464"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}