{"id":31451,"date":"2016-11-03T18:56:19","date_gmt":"2016-11-03T15:56:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31451"},"modified":"2016-11-03T19:00:27","modified_gmt":"2016-11-03T16:00:27","slug":"rw-sharmarke-oo-waqtiga-doorashada-soomaaliya-rajo-ka-muujiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/rw-sharmarke-oo-waqtiga-doorashada-soomaaliya-rajo-ka-muujiyey\/","title":{"rendered":"RW sharma&#8217;rke oo waqtiga doorashada soomaaliya rajo ka muujiyey."},"content":{"rendered":"<p>-Ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharm&#8217;arke oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti, ayaa sheegay in rajo wanaagsan ka muujiyay hanaanka doorasho ee dalka.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisal wasaare Sharm&#8217;arke, ayaa sheegay in wax walba u socdaan siddii loogu tallagalay, islamarkaana uu rajo wanaagsan ka qabo in doorashada waqtigeeda ku dhacdo.<\/p>\n<p>Cumar C\/rashiid oo kulan la qaatay madaxweynaha dalka Jabuuti ayaa faah faahin ka siiyay xaalada Soomaaliya, iyo doorashooyinka dhawaan dhici doona, isagoo ka codsaday in Jabuuti gacan ka geysato.<\/p>\n<p>&#8221;Jabuuti waxaan ka dalbaney in ay garwadeen ka noqoto doorashooyinka dhowaan dhacaya, maadaama ay Jabuuti buddhige u aheyd dowladnimada Soomaaliya, waxaana uga mahad celineynaa sidda ay mar walba Soomaaliya u bar bar taagan yihiin&#8221; ayuu yiri ra&#8217;iisal wasaare Sharm&#8217;arke.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii,\u00a0 ra&#8217;iisal wasaaraha ayaa sheegay in todobaadkan magaalooyinka maamul goboleedyada ka bilaaban doonaan doorashooyinka xildhibaanada aqalka hoose, isla markaana la doorto Xildhibaanadii ugu horeeyay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharm&#8217;arke oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti, ayaa sheegay in rajo wanaagsan ka muujiyay hanaanka doorasho ee dalka. Ra&#8217;iisal wasaare Sharm&#8217;arke, ayaa sheegay in wax walba u socdaan siddii loogu tallagalay, islamarkaana uu rajo wanaagsan ka qabo in doorashada waqtigeeda ku dhacdo. Cumar C\/rashiid oo kulan la qaatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31453,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31451","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31451","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31451"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31454,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31451\/revisions\/31454"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31453"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}