{"id":31411,"date":"2016-11-02T19:03:18","date_gmt":"2016-11-02T16:03:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31411"},"modified":"2016-11-02T19:04:33","modified_gmt":"2016-11-02T16:04:33","slug":"dalka-ciraaq-ciidamadooda-oo-gudaha-u-galey-magaalada-mosul-labo-sano-kadib","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/dalka-ciraaq-ciidamadooda-oo-gudaha-u-galey-magaalada-mosul-labo-sano-kadib\/","title":{"rendered":"Dalka Ciraaq ciidamadooda oo gudaha u galey magaalada Mosul labo sano kadib."},"content":{"rendered":"<p>Ciidammada dowladda Ciraaq oo maalmihii ugu danbeeyayba dagaal xoogan kula jira\u00a0 kooxda Daacish, ayaa ugu danbeyntii u suurtagashay in ay gudaha u gallaan qeybo ka mid ah magaalada Mosul oo ah saldhigii ugu weynaa kooxda ISIS.<\/p>\n<p>Ciidammada isbaheysiga ee dalkaasi Ciraaq ayaa u suurtagashay in ay gudaha u gallaan qeybo ka mid ah Mosul, kaddib dagaal culus oo daafaha magaalada ay isku weydaarsadeen xoogagga islaamiyiinta oo wali isku dayaya in ay difaacaan magaalada.<\/p>\n<p>Ugu horeyn ciidammada ayaa qabsaday xarunta TV-ga Kukjali ee ku yaala cirifka bari magaalada, waxaana muuqata in wali ciidamada ay wajahayaan dagaal gurguri ah.<\/p>\n<p>Sarkaal u hadlay ciidammada la dagaalanka xoogagga islaamiyiiinta ah ayaa sheegaya in ciidammada dowladda gaareen guulo, isla markaana ay magaalada oo dhan nadiifinayaan wixii hada ka dambeeya.<\/p>\n<p>Dagaalyahanada Daacish ayaa adeegsanayay madaafiic iyo hub culus, waxaana koox shiishyahano ah ay qatar geliyeen ciidamada magaalada gudaha u galayay.<\/p>\n<p>Dad ku dhaw dhaw labo milyan oo ruux ayaa lagu waramayaa in ay isaga barakaceen dagaallada todobaadyadii ugu danbeeyay ka socday halkaa.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii Mosul ayaa ah magaalada labaad ee ugu weyn Ciraaq, sanadkii 2014 ayay aheyd markii ay qabsadeen Kooxda Daacish, waxaa lagu tilmaamay magaalada inay muhiimad u aheyd Daacish.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidammada dowladda Ciraaq oo maalmihii ugu danbeeyayba dagaal xoogan kula jira\u00a0 kooxda Daacish, ayaa ugu danbeyntii u suurtagashay in ay gudaha u gallaan qeybo ka mid ah magaalada Mosul oo ah saldhigii ugu weynaa kooxda ISIS. Ciidammada isbaheysiga ee dalkaasi Ciraaq ayaa u suurtagashay in ay gudaha u gallaan qeybo ka mid ah Mosul, kaddib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31413,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31411","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31411","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31411"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31411\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31412,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31411\/revisions\/31412"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31413"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31411"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31411"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31411"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}