{"id":3141,"date":"2011-09-17T14:46:12","date_gmt":"2011-09-17T14:46:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3141"},"modified":"2011-09-17T14:46:12","modified_gmt":"2011-09-17T14:46:12","slug":"amisom-iyo-dowlada-tfg-da-oo-goaamiyay-in-wax-gargaar-ah-la-geynin-goobaha-ay-maamulaan-xarakada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/amisom-iyo-dowlada-tfg-da-oo-goaamiyay-in-wax-gargaar-ah-la-geynin-goobaha-ay-maamulaan-xarakada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"AMISOM Iyo Dowlada TFG-da  Oo go&#8217;aamiyay in Wax Gargaar Ah La geynin  Goobaha Ay Maamulaan Xarakada Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/amisom2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3144\" title=\"amisom2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/amisom2-300x219.jpg\" alt=\"\" width=\"378\" height=\"294\" \/><\/a>\u00a0<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p>Taliska ciidanka AMISOM eek u sugan \u00a0magaalada Muqdisho ayaa go&#8217;aamiyay in aan wax gargaar ah lageyn degmooyin katirsan gobolka Sh\/ hoose oo deris la ah Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Inkastoo aysan shacabka Muslimka wilaayaatka aysan baahi sidaasi ah u qabin Gargaar uga yimaad dhanka gaalada caalamka hadane bilihii lasoo dhaafay waxaa jiray hay&#8217;ado Carbeed oo gargaar usoo dirayay shacabka Soomaliyeed ee Jiilaalsaday.<\/p>\n<p>Hay&#8217;ado kheyri ah oo laga leeyahay Carabta iyo wadanka Turkiga ayaa maalmo kahor gargaar geeyay Xerada Weyn ee<strong> Aala Yaasir<\/strong> ee Gobolka Sh\/Hoose maadaama halkaasi ay ku suganyihiin kumanaan Barakacayaal oo ay gacanta ku heyso xarakada Shabaabul Mujaahidiin Eek u sugan halkaasi.<\/p>\n<p>Kadib Markii ay saraakiil ka socda hay&#8217;adaha gaareen Aalayaasir ayna arkeen nidaamka iyo kala dambeynta kajirta ayay go&#8217;aansadeen in wixii gargaar ah oo ay hayaan ay u wareejiyaan gobolada ay shabaabul Mujaahidiin Gacanta ku hayaan.<\/p>\n<p>Taliyaha ugu sareeya ciidanka AMISOM ayaa warkusoo saaray &#8220;Wax hay&#8217;ado carab ah garoonka Muqdisho gargaar kamasoo dejin karaan dhanka shabaabna uma gudbi karaan&#8221;.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 (Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Taliska ciidanka AMISOM eek u sugan \u00a0magaalada Muqdisho ayaa go&#8217;aamiyay in aan wax gargaar ah lageyn degmooyin katirsan gobolka Sh\/ hoose oo deris la ah Gobolka Banaadir. Inkastoo aysan shacabka Muslimka wilaayaatka aysan baahi sidaasi ah u qabin Gargaar uga yimaad dhanka gaalada caalamka hadane bilihii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3141","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3141","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3141"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3141\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3146,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3141\/revisions\/3146"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3141"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3141"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3141"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}