{"id":31408,"date":"2016-11-02T02:33:06","date_gmt":"2016-11-01T23:33:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31408"},"modified":"2016-11-02T02:34:07","modified_gmt":"2016-11-01T23:34:07","slug":"qodobada-heshiis-horu-dhac-ah-oo-ay-gaareen-maamulada-puntland-iyo-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/qodobada-heshiis-horu-dhac-ah-oo-ay-gaareen-maamulada-puntland-iyo-galmudug\/","title":{"rendered":"Qodobada heshiis horu dhac ah oo ay gaareen maamulada Puntland iyo Galmudug."},"content":{"rendered":"<p>Mas&#8217;uuliyiinta labada dowlad gobolleed Puntland iyo Galmudug ayaa heshiis hordhac oo lagu soo afjarayo colaada Gaalkacyo ku gaaray magaalada Abu Dubai, waxaana hishiiskan goob joog ka ahaa madaxda dowlad gobolleedyada dalka.<\/p>\n<p>Qodobada labada maamul ay ku heshiiyeen ayaa waxaa ka mid ah in xabada la joojiyo, islamarkaana dadka ku barakacay dagaalka Gaalkacyo dib loo soo celiyo lana furo wadda hadal lagu dhameynayo wixii khilaaf ah ee u dhaxeeya labada dhinac.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta labada dowlad gobolleed ayaa kala saxiixday hishiis hor dhac ah oo ugu yaraan wax ka tari kara soo afjarida colaada ka taagan magaalada Gaalkacyo, waxaana ka mid ah qodobada leysku afgartay :<\/p>\n<p>1. In Xabad joojin labada\u00a0 islamarkaana labada dhinac si deg deg ah u dhaqan galiyaan.<br \/>\n2. In la joojiyo dhamaan wixii abuuraya colaada taas oo la\u2019isu mariyo hawadda.<br \/>\n3.In ay dib uga soo laabtaan dhamaan dadka ka barakacay magaaladda Galkacyo.<br \/>\n4.In\u00a0 labada\u00a0 dowlad\u00a0 goboleed\u00a0 soo\u00a0 magacaabaan guddiyo isku\u00a0 dhaf\u00a0 ah\u00a0 oo\u00a0 ka shaqeeya si xal waara looga gaari lahaa khilaafkan soo noqnoqday.<br \/>\n5.In\u00a0 kulan deg deg\u00a0 ah\u00a0 oo\u00a0 lagu\u00a0 soo\u00a0 afjaro\u00a0 khilaaf -kan la isugu\u00a0 yimaado<br \/>\nMagaaladda Kismayo 20ka Bishan Noofeembar,2016.<\/p>\n<p>Dalka isku taga imaaraadka Carabta waxaa xiligan ku sugan guud ahaanba mas&#8217;uuliyiinta dowlad gobolleedyada qeybta ka ah dowladda dhexe, kuwaa oo halkaa wadda hadallo kula leh mas&#8217;uuliyiin ka tirsan isku taga imaaraadka Carabta oo ay ka wadda hadlayaan arrimo la xiriira doorashada 2016ka iyo maaligalin Imaaraadku ugu talagalay maamul gobolleedyda dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Galmudug C\/wali Max&#8217;ed Cali Gaas iyo C\/kariin Xusseen Guuleed, ayaa qeyb ka ah madaxda dowlad gobollleedyada halkaa ku sugan,\u00a0 waxaana hishiiskan hor dhaca ah uu imanaya xilli hishiis kan la mid ah horay hogaamiyayaashan u saxiixeen, laakiin ay ka danbeeyeen dagaallo dad badani ku dhinteen.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas&#8217;uuliyiinta labada dowlad gobolleed Puntland iyo Galmudug ayaa heshiis hordhac oo lagu soo afjarayo colaada Gaalkacyo ku gaaray magaalada Abu Dubai, waxaana hishiiskan goob joog ka ahaa madaxda dowlad gobolleedyada dalka. Qodobada labada maamul ay ku heshiiyeen ayaa waxaa ka mid ah in xabada la joojiyo, islamarkaana dadka ku barakacay dagaalka Gaalkacyo dib loo soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31410,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31408","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31408","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31408"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31409,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31408\/revisions\/31409"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31410"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}