{"id":31405,"date":"2016-11-02T02:23:28","date_gmt":"2016-11-01T23:23:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31405"},"modified":"2016-11-02T02:25:02","modified_gmt":"2016-11-01T23:25:02","slug":"wasiiradii-dalka-itoobya-oo-isku-shaadheyn-lagu-sameeyey-akhriso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/wasiiradii-dalka-itoobya-oo-isku-shaadheyn-lagu-sameeyey-akhriso\/","title":{"rendered":"Wasiiradii dalka Itoobya oo isku shaadheyn lagu sameeyey (Akhriso )."},"content":{"rendered":"<p>Baarlamaanka dalka Itoobiya, ayaa meel-mariyay Wasiirada Cusub ee Itoobiya oo RW Hailemariam uu isku shaandheynta ku sameeyay, Wasirradan oo magacaabidooda ay imaanayso iyadoo waddankaas dhawaan la geliyay xaalad Deg-deg ah.<\/p>\n<p>Wasiirrada Cusub ee Dalka Itoobiya oo ka kooban 21 Wasiir, ayaa Waxaa ku jira Wasiirro cusub, iyadoo xilalkii laga qaaday wasiirro xulufo la ahaa RW dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, kuwaasoo uu ku jiro Wasiirkii Arimaha Dibadda ee Itoobiya, Tedros Adhanom.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Isku-shaandheynta ayaa waxaa loo arkaa in Dowladda Itoobiya ay ku doonayso inay wax uga qabato cabashooyinka loosoo jeedinayay tan iyo Sannadkii hore, Markaas oo ay billowdeen bannaanbaxyada rabshadaha wata.<\/p>\n<p><strong>Haddaba, Golaha Wasiirrada Cusub ee Waddanka Itoobiya ayaa Waxay ka mid ah; <\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya, Demeke Mekonnen<br \/>\n02. Wasiirka Arrimaha Dibadda, Dr. Workneh Gebeyehu<br \/>\n03. Wasiirka Gaashaandhigga, Siraj Fegessa<br \/>\n04. Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta, Debretsion Gebremichael<br \/>\n05. Wasiirka Warshadaha, Ahmed Abitew<br \/>\n06. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaaaha, Abdulfetah Abdulah<br \/>\n07. Wasiirka Maaiiyadda, Dr. Abreham Tekeste<br \/>\n08. Wasiirka Ganacsiga, Dr. Bekele Bulado<br \/>\n09. Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumeysiga, Prof. Fekadu Beyene<br \/>\n10. Wasiirka Beeraha iyo Khayraadka, Eyasu Abrha<br \/>\n11. Wasiirka Gaadiidka, Ahmed Shide<br \/>\n12. Wsiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha, Ristu Yirdaw<br \/>\n13. Wasiirka Dhismaha, Injneerad Aisha Mohammed<br \/>\n14. Wasiirka Biyaha, Waraabka iyo Korontada, Dr. Sileshi Bekele<br \/>\n15. Wasiirka Shidaalka, Motuma Mekassa<br \/>\n16. Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada, Dr. Gemedo Dale<br \/>\n17. Wasiirka Waxbarashada, Dr. Shiferaw Tekelemariam<br \/>\n18. Wasiirka Caafimaadka, Prof. Yifru Berhane<br \/>\n19. Wasiirka Haweenka iyo Carruurta, Demitu Hambissa<br \/>\n20. Wasiirka Xafiiska Xiriirka Xukuumadda, Dr. Negeri Lencho<\/li>\n<\/ol>\n<p>Ugu dambeyn, Waxaa xusid mudan in Wasiirradan Cusub ay ku jiraan xubno Soomaali ah, kuwaasoo loo magacaaay Wasaarado muhim ah, iyadoo Golaha cusub ee Wasiirrada ay ka mid yihiin; xubno ka tirsan Axsaabta Mucaaradka Itoobiya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka dalka Itoobiya, ayaa meel-mariyay Wasiirada Cusub ee Itoobiya oo RW Hailemariam uu isku shaandheynta ku sameeyay, Wasirradan oo magacaabidooda ay imaanayso iyadoo waddankaas dhawaan la geliyay xaalad Deg-deg ah. Wasiirrada Cusub ee Dalka Itoobiya oo ka kooban 21 Wasiir, ayaa Waxaa ku jira Wasiirro cusub, iyadoo xilalkii laga qaaday wasiirro xulufo la ahaa RW [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31407,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31405","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31405","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31405"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31405\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31406,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31405\/revisions\/31406"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31407"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31405"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31405"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31405"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}