{"id":31385,"date":"2016-11-01T23:10:44","date_gmt":"2016-11-01T20:10:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31385"},"modified":"2016-11-02T00:03:43","modified_gmt":"2016-11-01T21:03:43","slug":"tartanka-quraanka-ardey-kaalin-hore-ka-galey-oo-lagu-soo-dhaweeyey-minneapols","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/tartanka-quraanka-ardey-kaalin-hore-ka-galey-oo-lagu-soo-dhaweeyey-minneapols\/","title":{"rendered":"Tartanka Qur&#8217;aanka ardey kaalin hore ka galey oo lagu soo dhaweeyey Minneapolis."},"content":{"rendered":"<p>C\/llaahi bashiir waa arday ku dhashay Maraykanka Wuxuuna kaga Qayb-galay Dalka Sacuudiga tartanka Qur\u2019aanka ah ee Caalamka ee boqor Abdiaziiz, isagoo ka galay Kaalinta 5-aad, waxaana ka Qayb-galay tartankan 147-arday oo ka kala yimid Caalamka oo dhan, iyagoo wareegii kama Dambeysta ahaa ay u soo baxeen 70-arday oo C\/llaahi Bashir uu ka galay kaalmiaha hore.<\/p>\n<p>Haddaba, kusoo laabashadiisii Minneapolis ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha, isaga iyo Macallinkiisa Cabdinasir Faarax waxaana soo dhaweynta ka hadlay maamulaha Masjidka Abubakar oo wuu ka socday ardaygaan Sh. Axmed Naasir waxuuna yiri waxay noo tahay farxad iyo maamuus kaalinta sare ee uu gaaray ardaygaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Soo Dhaweentii Abdulahi Bashir oo kaalinta 5aad ka soo galay Tartankii  Quranka  ee Sacudiga ka dhac\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/kYAPqvqe0TM?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p>Macallin Maxamed Hanbaase ayaa xusay in ay tahay wax lagu farxo in wiil Soomaaliyeed oo ku dhashay dalkaan intii uu Maanta Sacuudiga tago kaalimaha hore ka soo gala tartanka Qur&#8217;aanka ,waxayna noo tahay farxad aan la koobi karin Masjidka iyo Dugsiga Abuubakar ee Minneapolis.<\/p>\n<p>Ugu dmbeyn, Macalinka\u00a0 Ardaygaan C\/llaahi Bashiir oo lagu magaacabo C\/naasir Faarax ayaa isna hadal kooban u jeediyey dadkii kazoo Qayb-galay soo dhaweenta ugana |Mahad-celiyey, Wuxuuna sii raaciyay inay aad uga heleen Culumaddii kala duwanayd ee goobta tartanka ku sugnaa, C\/llaahi oo ah wiil Maraykan ku dhashay kaalinta wuu Tartankaan ka galay waa mid sare u qaadaysa shaqadeenii macalinimo een ummadda u haynay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/llaahi bashiir waa arday ku dhashay Maraykanka Wuxuuna kaga Qayb-galay Dalka Sacuudiga tartanka Qur\u2019aanka ah ee Caalamka ee boqor Abdiaziiz, isagoo ka galay Kaalinta 5-aad, waxaana ka Qayb-galay tartankan 147-arday oo ka kala yimid Caalamka oo dhan, iyagoo wareegii kama Dambeysta ahaa ay u soo baxeen 70-arday oo C\/llaahi Bashir uu ka galay kaalmiaha hore. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31389,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31385","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31385","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31385"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31385\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31392,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31385\/revisions\/31392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31389"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31385"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31385"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31385"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}