{"id":31382,"date":"2016-11-01T22:53:35","date_gmt":"2016-11-01T19:53:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31382"},"modified":"2016-11-01T23:00:53","modified_gmt":"2016-11-01T20:00:53","slug":"musharaxa-xilka-mweynaha-mareykanka-hillary-clinton-oo-sheegtey-in-aan-wax-denbi-ah-lagu-heli-doonin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/musharaxa-xilka-mweynaha-mareykanka-hillary-clinton-oo-sheegtey-in-aan-wax-denbi-ah-lagu-heli-doonin\/","title":{"rendered":"Musharaxa xilka M\/weynaha Mareykanka Hillary Clinton oo sheegtey in aan wax denbi ah lagu heli doonin."},"content":{"rendered":"<p>Hillary Clinton Waxay sheegeysa inay ku kalsoon tahay in baaritaanka FBI-da ee email-lada cusub ee lasoo bandhigay aysan Sababi karin in lagu helo kiis ayada ka dhan ah.<\/p>\n<p>Musharraxa Madaxweyne ee cisbiga Dimuquraadiga, waxay taageerayaasheeda u sheegtay in baarayaashu ay gaari doonaan gebogebo la mid ah baaritaankii bishii July oo ahaa in la ogaaday inaysan wax qalad sameyn.<\/p>\n<p>Ayadoo ka hadleysay gobolka Ohio, Mrs Clinton, waxa ay sheegtay in FBI-da aysan helin doonin cadeyn lagu dacweyn karo. Aqalka Cad ee Dalka Mareykanka ayaa soo dhexgalay muranka cusub ee ruxay ololaha doorashada ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Madaxweyne Obama ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in agaasimaha FBI-da, James Comey, uusan isku deyi doonin inuu galaangal ku yeesho natiijada doorashada.<\/p>\n<p>Xoghayaha arrimaha warbaahinta ee Aqalka Cad, Josh Earnest, ayaa sheegay in FBI-da ay u madaxbannnan tahay inay waajibaadkeeda gudato.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Xubin sare oo ka tirsan xibiga Dimuquraadiga ayaa si adag u cambaareeyay Mr Comey, kaddib markii FBI-da Mareykanka ay isbuucii aanu soo dhaafnay sheegtay inay baareyso haddii email-lada cusub ee la soo bandhigay ay ku lug leedahay Clinton.<\/p>\n<p><strong><em>XIGASHO BBC<\/em><\/strong><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hillary Clinton Waxay sheegeysa inay ku kalsoon tahay in baaritaanka FBI-da ee email-lada cusub ee lasoo bandhigay aysan Sababi karin in lagu helo kiis ayada ka dhan ah. Musharraxa Madaxweyne ee cisbiga Dimuquraadiga, waxay taageerayaasheeda u sheegtay in baarayaashu ay gaari doonaan gebogebo la mid ah baaritaankii bishii July oo ahaa in la ogaaday inaysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31384,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31382","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31382","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31382"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31382\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31383,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31382\/revisions\/31383"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31384"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31382"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31382"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31382"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}