{"id":31379,"date":"2016-11-01T22:37:07","date_gmt":"2016-11-01T19:37:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31379"},"modified":"2016-11-02T00:06:51","modified_gmt":"2016-11-01T21:06:51","slug":"dalka-imaaraadka-carabta-oo-maanta-la-filayo-in-lagu-soo-gunaanado-kulankii-mgoboledyada-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/dalka-imaaraadka-carabta-oo-maanta-la-filayo-in-lagu-soo-gunaanado-kulankii-mgoboledyada-somalia\/","title":{"rendered":"Dalka Imaaraadka Carabta oo maanta la filayo in lagu soo gunaanado kulankii M\/goboledyada Somalia."},"content":{"rendered":"<p>Maamul-goboleedyada Somalia iyo Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo Maalmahaan uu shir uga socday Magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa la filayaa in lasoo gaba-gabeeyo maanta oo Talaado ah.<\/p>\n<p>Maamul-goboleedyada, ayaa cusmaad ka helay Xukuumadda Imaaraadka, waxaa kulankan aanan lagu casuumin madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Iyadoo kulammadan ay ahaayeen kuwo ay saxaafaddu dibad-joog ka ahayd.<\/p>\n<p>Inkastoo kulankan wararka laga helayo ay kooban yihiin, ayaa hadana WARSOM waxay heshay xog sheegeysa in Dowladda Imaaraadka Carabta ay kala hadlayso maamul-goboleedyada sidii ay u midoobi lahaayeen, isla markaana ay u yeelan lahaayeen hal cod oo keliya.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxay intaas ku darayaan inay Dowladda Imaaraadka Carabta damacsan tahay in kaalmada ay siiso Soomaalya ay si toos ah ugu Gudbiso Dowlad-goboleedyada oo aanan lasoo marin Dowladda Dhexe ee Somalia.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Maamul-goboleedyada kulan kasoo Qayb-galay ayaa kala ah: C\/weli Gaas, C\/kariin Guuleed, Cali C\/lle Cosoble, Shariif Xasan iyo Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Dubai, ayaa la filayaa inay kulan la qaadan doonaan maamullada Galmudug iyo Hir-Shabeele.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamul-goboleedyada Somalia iyo Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo Maalmahaan uu shir uga socday Magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa la filayaa in lasoo gaba-gabeeyo maanta oo Talaado ah. Maamul-goboleedyada, ayaa cusmaad ka helay Xukuumadda Imaaraadka, waxaa kulankan aanan lagu casuumin madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Iyadoo kulammadan ay ahaayeen kuwo ay saxaafaddu dibad-joog [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31381,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31379","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31379","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31379"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31379\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31394,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31379\/revisions\/31394"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31381"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31379"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31379"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31379"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}