{"id":31376,"date":"2016-11-01T22:26:57","date_gmt":"2016-11-01T19:26:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31376"},"modified":"2016-11-01T22:29:21","modified_gmt":"2016-11-01T19:29:21","slug":"iyad-abadi-xoghayihii-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-is-casiley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/iyad-abadi-xoghayihii-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-is-casiley\/","title":{"rendered":"Iyad Abadi xoghayihii Ururka iskaashiga Islaamka oo is casiley."},"content":{"rendered":"<p>-Xog-hayihii\u00a0 guud ee ururka iskaashiga islaamka Iyad Abadi ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay ururka sababo la xiriira xaaladiisa caafimaad.<\/p>\n<p>Xoghayaha xilka ka tagay Iyad Abadi oo 70 sano jir ah, ayaa xilkan xoghayaha ururka iskaashiga islaamka qabtay sanadkii 2012 kii, waxaana wararku sheegayaa in ay dhinaca siyaasada ku kala leexdeen madaxweynaha dalka Masar Abdul Fatah Asisi.<\/p>\n<p>War ka soo baxay boqortooyada Saudi Arabia ayaa lagu sheegay in xilka uu baneeyay Iyad Abadi ay u u diyaarinayaan Yuusuf\u00a0 Bin Axmed\u00a0 Al \u2013Osameyn oo horay u soo noqday wasiirkii arrimaha dibada Saudi Arabia .<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, wasaarrada arrimaha dibada dalka Masar ayaa la sheegay in ay soo dhaweysay musharaxa cusub ee loo diyaarinayo in uu buuxiyo booskii shaqo ee uu ka tagay Iyad Abadi.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Xog-hayihii\u00a0 guud ee ururka iskaashiga islaamka Iyad Abadi ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay ururka sababo la xiriira xaaladiisa caafimaad. Xoghayaha xilka ka tagay Iyad Abadi oo 70 sano jir ah, ayaa xilkan xoghayaha ururka iskaashiga islaamka qabtay sanadkii 2012 kii, waxaana wararku sheegayaa in ay dhinaca siyaasada ku kala leexdeen madaxweynaha dalka Masar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31378,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31376","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31376","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31376"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31376\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31377,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31376\/revisions\/31377"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31378"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31376"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31376"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31376"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}