{"id":31373,"date":"2016-11-01T22:15:40","date_gmt":"2016-11-01T19:15:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31373"},"modified":"2016-11-01T22:17:01","modified_gmt":"2016-11-01T19:17:01","slug":"dawladaha-sudan-iyo-kenya-oo-heshiis-wada-gaareymuxuu-ku-saabsanyahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/dawladaha-sudan-iyo-kenya-oo-heshiis-wada-gaareymuxuu-ku-saabsanyahey\/","title":{"rendered":"Dawladaha Sudan iyo Kenya oo heshiis wada gaarey\/muxuu ku saabsanyahey?."},"content":{"rendered":"<p>-Dowladaha Kenya iyo Sudan ayaa kala saxiixday heshiis wada shaqeyn ah oo ku aaddan sare u qaadida howlaha la xiriira wax soo saarka\u00a0shidaalka iyo macdanta.<\/p>\n<p>Kenya ayaa la filayaa inay si weyn uga faa\u2019iideysato heshiiskaa maadaama ay Sudan khibrad u leedahay horayna u sameysay wax soo saarka macdanta iyo shidaalka labadaba.<\/p>\n<p>Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo dhigiisa dalka Sudan Cumar Xassan Al Bashiir ayaa si wada jir ah goob joog uga ahaa munaasabaddii\u00a0lagu saxiixay\u00a0heshiiska ay gaareen labada dowladood mar dhawaan Kenyatta uu booqday Khartoum, Sudan.<\/p>\n<p>Kenyatta ayaa booqasho ku tagay Sudan \u00a0si uu kulamo ku saabsan xiriirka labada wadan ula yeesho madaxda Sudan ee uu ugu horeeyo madaxweyne Xassan Cumar Al Bashiir.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Dowladaha Kenya iyo Sudan ayaa kala saxiixday heshiis wada shaqeyn ah oo ku aaddan sare u qaadida howlaha la xiriira wax soo saarka\u00a0shidaalka iyo macdanta. Kenya ayaa la filayaa inay si weyn uga faa\u2019iideysato heshiiskaa maadaama ay Sudan khibrad u leedahay horayna u sameysay wax soo saarka macdanta iyo shidaalka labadaba. Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31375,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31373","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31373","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31373"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31373\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31374,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31373\/revisions\/31374"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31375"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31373"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31373"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31373"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}