{"id":31367,"date":"2016-11-01T20:29:42","date_gmt":"2016-11-01T17:29:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31367"},"modified":"2016-11-01T20:39:14","modified_gmt":"2016-11-01T17:39:14","slug":"heshiis-waxa-loogu-yeero-la-dagaalanka-argagixisada-oo-ay-wada-gaareen-dalalka-kenya-iyo-tanzania","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/heshiis-waxa-loogu-yeero-la-dagaalanka-argagixisada-oo-ay-wada-gaareen-dalalka-kenya-iyo-tanzania\/","title":{"rendered":"Heshiis waxa loogu yeero la dagaalanka Argagixisada oo ay wada gaareen dalalka Kenya iyo Tanzania."},"content":{"rendered":"<p>Dowladaha Kenya iyo Tanzani ayaa isku afgartay arimo dhowr ah oo ay\u00a0kamid\u00a0tahay in dib loo soo dhiso gudi iskaashi oo labada dhinac ka socdo kaas oo horseed u ah in labada wadan ay sare u qaadaan ganacsiga u dhaxeeya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Shir saxaafadeed shalay aqalka madaxtooyada ee dalka Kenya ay kuwada qabteen labada madaxweyne ee Uhuru Kenyatta iyo dhigiisa Tanzania, Johm Pombe ayey ku shaaciyeen in si wada jir ah ay ugu heeshiiyeen arimaha ganacsiga iyo ladagaalanka kooxaha loogu yeero xagjirka ama argagaxiso.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Tanzania John Pombe Magufuli ayaa booqasho haatan ku jooga dalka Kenya gaar ahaan caasimada Nairobi oo uu kulamo dhawr ah kula qaadanayo madaxda Kenya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Booqashada uu Mr Magufuli ku yimid Kenya oo qaadan doonta mudda laba maalin ah ayaa la filayaa in ay dib usoo cusbooneysiiyo xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya labada dowladood ee Kenya iyo Tanzania.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladaha Kenya iyo Tanzani ayaa isku afgartay arimo dhowr ah oo ay\u00a0kamid\u00a0tahay in dib loo soo dhiso gudi iskaashi oo labada dhinac ka socdo kaas oo horseed u ah in labada wadan ay sare u qaadaan ganacsiga u dhaxeeya. &nbsp; Shir saxaafadeed shalay aqalka madaxtooyada ee dalka Kenya ay kuwada qabteen labada madaxweyne ee Uhuru [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31369,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31367","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31367","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31367"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31367\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31368,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31367\/revisions\/31368"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31369"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31367"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31367"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31367"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}