{"id":31348,"date":"2016-11-01T00:38:11","date_gmt":"2016-10-31T21:38:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31348"},"modified":"2016-11-01T00:44:27","modified_gmt":"2016-10-31T21:44:27","slug":"dalka-france-oo-sheegey-i-uu-ciidamadiisa-uu-kala-baxayo-dalka-jamhuuriyada-afrikada-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/dalka-france-oo-sheegey-i-uu-ciidamadiisa-uu-kala-baxayo-dalka-jamhuuriyada-afrikada-dhexe\/","title":{"rendered":"Dalka France oo sheegey in uu ciidamadiisa kala baxayo dalka Jamhuuriyada Afrikada dhexe."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/dalka-france-oo-sheegey-i-uu-ciidamadiisa-uu-kala-baxayo-dalka-jamhuuriyada-afrikada-dhexe\/farance-3\/\" rel=\"attachment wp-att-31353\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31353\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/farance-1-150x150.jpg\" alt=\"farance\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/farance-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/farance-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/dalka-france-oo-sheegey-i-uu-ciidamadiisa-uu-kala-baxayo-dalka-jamhuuriyada-afrikada-dhexe\/faransiis\/\" rel=\"attachment wp-att-31354\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31354\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/faransiis-150x150.jpg\" alt=\"faransiis\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/faransiis-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/faransiis-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a>Dowladda Faransiiska, ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay kala baxayso Jamhuuriyadda Afrika Dhexe, kaddib markii ay sheegtay in hawl-galkii ay ka wadday dalkaas lasoo gaba-gabeeyay Manta oo Isniin ah.<\/p>\n<p>Saddax sano ka hor ayay Dowladda Faransiisku fara-gelin ku sameeyay dalkaas xiligaasoo ay ka socdeen dagaallo sokeeye. kuwaasoo billowday Sanaddii 2013-kii, waxaana ku Bara-kacay in ka badan shan meelood oo meel dadkii dalkaas ku noolaa.<\/p>\n<p>Howl-galka Farnsiiska oo loogu magiac-daray Sangaris, wuxuu ahaa kii ugu horreeyay oo Caalami ah oo la geeya dalkaasi markii ay billaabatay colaada u dhexeysa Muslimiinta iyo Masiixiyiinta dalkaas wada dega.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ciidamada dalka Faransiiska ayaa markii dambe doorkoodu kusoo koobay inay Sirdoon iyo sahay uun la wadaagaan Hawl-galka QM ay ka waddo dalka Bartamaha Afrika ee loo yaqaan MINUSCA.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga dalka Faransiiska, Jean Yves Le Drian ayaa ku sugan magaalada caasimadda ah ee Bangui, isagoo ka Qayb-galayo Xafladda lagu Sagootinayo Ciidamadiisa dalkas ku sugan.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Jean Yves ayaa wakaaladda AFP u sheegay in Fransiisku uusan meel cidla ah uga tegi doonin Waddanka Afrikada Dhexe oo uu horay u soo Gumeystay. Isagoo sheegay in 350-Askari ay sii joogi doonaan, si ay u Taageeraan Hawl-galka QM ee MINUSCA iyo Xoogagga Ammaanka Dalkaas.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Ciidammada Qaramada Midoobay iyo kuwa Faransiiska ee ku sugan Dalka Afrika Dhexe, ayaa lagu eedeeyay in xad-gudub Galmo ah kula kaceen Carruur u dhalatay dalkaasi. Eedayntaai ayaa bannaanka timid kaddib markii saxaafada loo gudbiyay natiijada baaris ay Qaramada Midoobay sameysay sannadkii hore ee 2015-kii.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Faransiiska, ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay kala baxayso Jamhuuriyadda Afrika Dhexe, kaddib markii ay sheegtay in hawl-galkii ay ka wadday dalkaas lasoo gaba-gabeeyay Manta oo Isniin ah. Saddax sano ka hor ayay Dowladda Faransiisku fara-gelin ku sameeyay dalkaas xiligaasoo ay ka socdeen dagaallo sokeeye. kuwaasoo billowday Sanaddii 2013-kii, waxaana ku Bara-kacay in ka badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31355,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31348","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31348","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31348"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31348\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31357,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31348\/revisions\/31357"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31355"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31348"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31348"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31348"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}