{"id":31336,"date":"2016-10-31T23:18:21","date_gmt":"2016-10-31T20:18:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31336"},"modified":"2016-10-31T23:32:01","modified_gmt":"2016-10-31T20:32:01","slug":"xukuumadda-soomaaliya-oo-amar-ku-bixisey-in-la-xirro-safaaradii-ay-ku-laheyd-sana-yemen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukuumadda-soomaaliya-oo-amar-ku-bixisey-in-la-xirro-safaaradii-ay-ku-laheyd-sana-yemen\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Soomaaliya oo amar ku bixisey in la xirro Safaaradii ay ku laheyd  San&#8217;a YEMEN."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa amartay in muddo bil guddaheed ah lagu xirro safaarada Soomaaliya ee magaalada Sanca, sidda uu warbaahinta u sheegay qunsulka safaarada Cismaan Axmed Max&#8217;ed..<\/p>\n<p>Wasaarrada arrimaha dibada Soomaaliya\u00a0 ayaa qoraal ay soo saartay ku amartay in sidda ugu dhaqsiyaha badan loo xirro safaarada Soomaaliya magaalada Sanca ee dalka Yaman.<\/p>\n<p>\u201cShaqda safaarada waxaa ka mid ahaa daadgureynta dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan dalka Yaman oo ay saameynta ku yeesheen dagaallada halkaa ka socda,\u00a0 waxaa naloo soo dirray warqad nooga timid wasaarrada arrimaha dibada Soomaaliya oo lagu amrayo in muddo bil gudaheed ah lagu xirro safaarada&#8221;ayuu yiri qunsulka ahna sii hayaha safaarada Cismaan Axmed Max&#8217;ed.<\/p>\n<p>Sababta ugu weyn ee loo xirrayo safaarada ayuu sheegay qunsulka in ay tahay dowladda Soomaaliya oo taageertay dowladda sharciga ah ee ka jirta dalka Yaman, siddaa daraadeed aysan suurtagal aheyn in saafaradu ka sii furnaato magaalada Sanca oo ay maamulaan xuutiyiinta ku kacsan dowladda dalkaasi Yaman.<\/p>\n<p>&#8221;Xirnaashaha safaarada Soomaaliya ee Sanca waxaa ay keeni kartaa dhibaato weyn oo soo food saarta dadka Soomaalida ah ee dalkaasi ku dhaqan&#8221; ayuu hadalkiisa raaciyay qunsulka.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan cambaareysay gantaal xuutiyiinta Yaman ay ku rideen magaalada barakeysan ee Makka Al-mukarama ee dalka Saudi Arabia.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa amartay in muddo bil guddaheed ah lagu xirro safaarada Soomaaliya ee magaalada Sanca, sidda uu warbaahinta u sheegay qunsulka safaarada Cismaan Axmed Max&#8217;ed.. Wasaarrada arrimaha dibada Soomaaliya\u00a0 ayaa qoraal ay soo saartay ku amartay in sidda ugu dhaqsiyaha badan loo xirro safaarada Soomaaliya magaalada Sanca ee dalka Yaman. \u201cShaqda safaarada waxaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31338,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31336","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31336","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31336"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31336\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31337,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31336\/revisions\/31337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31338"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31336"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31336"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31336"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}