{"id":31327,"date":"2016-10-31T22:26:55","date_gmt":"2016-10-31T19:26:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31327"},"modified":"2016-10-31T22:46:52","modified_gmt":"2016-10-31T19:46:52","slug":"dalka-kenya-oo-la-filayo-in-uu-booqasho-ku-yimaad-mweynaha-dalka-tanzania-john-pombe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dalka-kenya-oo-la-filayo-in-uu-booqasho-ku-yimaad-mweynaha-dalka-tanzania-john-pombe\/","title":{"rendered":"Dalka Kenya oo la filayo in uu booqasho ku yimaad M\/weynaha Dalka Tanzania JOHN POMBE."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha wadanka Tanzania John Pombe Magufuli ayaa lagu wadaa in u maanta oo Isniin ah ay dalka Kenya uga bilaabato booqasho rasmi ah oo qaadaneysa 2 maalmood.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Booqashadaan\u00a0 uu madaxweynaha Tanzania\u00a0 ku\u00a0 imaanayo caasimada Kenya ee Nairobi ayaa la aaminsan yahay\u00a0 in ay sii xoojineyso xiriirka ka dhexeya labada dale ee dariska ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Labada madaxweyne ee Uhuru Kenyatta iyo dhigiisa Tanzania John Pombe Magufuli ayaa waxyaabaha ay ka wada hadlayaan waxaa ugu horeeya xiriirka ganacsi oo ay wadagaan Kenya iyo Tanzania.\u00a0 Kenya ayaa ah suuqa ugu weyn ee Tanzania ay wax u dhoofiso.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee, waxaa hoos u dhacay waxyaabihii Kenya ay Tanzania u dhoofin jirtay muddo sanad ah xaddidaad dhanka Tanzania looga soo rogay darteed.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Shirkii la magacbaxay TICAD ee bishii sideedaad ee sanadkan ka dhacay magaaladatani Nairobi ayuu madaxweynaha Tanzania uusan ka soo qeyb gelin, arrintan oo loo\u00a0 fasiray in xiriirka labada dal ka dhaxeya uusan aad u\u00a0wanagsaneyn.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxwenye John Pombe Magufuli ayaa u safray wadamada Uganda iyo Rwanda kaliya tan iyo markii uu xilka qabtay bishii tobnaad ee sanadkii\u00a0 2015.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale madaxweynaha Tanzania inta uu ku suganyahay Kenya ayaa la filayaa in laga codsado\u00a0in dowladiisu ay tageerto dadaalka ay Kenya ugu jirto in wasiirada arrimaha dibada\u00a0 Aamina Maxamad laga dhigo gudoomiyaha\u00a0 midowga Afrika ee AU.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha wadanka Tanzania John Pombe Magufuli ayaa lagu wadaa in u maanta oo Isniin ah ay dalka Kenya uga bilaabato booqasho rasmi ah oo qaadaneysa 2 maalmood. Booqashadaan\u00a0 uu madaxweynaha Tanzania\u00a0 ku\u00a0 imaanayo caasimada Kenya ee Nairobi ayaa la aaminsan yahay\u00a0 in ay sii xoojineyso xiriirka ka dhexeya labada dale ee dariska ah. Labada madaxweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31329,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31327","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31327","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31327"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31328,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31327\/revisions\/31328"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31329"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}