{"id":31324,"date":"2016-10-31T21:46:04","date_gmt":"2016-10-31T18:46:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31324"},"modified":"2016-10-31T21:47:42","modified_gmt":"2016-10-31T18:47:42","slug":"guddoomiyaha-gobolka-mandheera-oo-sheegey-in-waxa-uu-ugu-yeerey-argagixiso-ay-dib-u-dhigeyso-horumarka-degmada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/guddoomiyaha-gobolka-mandheera-oo-sheegey-in-waxa-uu-ugu-yeerey-argagixiso-ay-dib-u-dhigeyso-horumarka-degmada\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo sheegey in waxa uu ugu yeerey Argagixiso ay dib u dhigeyso horumarka degmada."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Gobernatooraha Mandheera Cali Ibraahim Roba ayaa\u00a0 ka dhawaajiyay\u00a0 in weerarada ka dhaca degmada Mandheera ay carqaladeeyaan horumarka la doonayo in la gaarsiiyo degmadaa.<br \/>\n<\/span><span style=\"font-size: large;\"><br \/>\nMr Roba ayaa sido kale carabka ku dhuftay\u00a0 in falalka argagixisada\u00a0 ay saameeyeen\u00a0 howlaha\u00a0 socda oo ay ka mid tahay wadada marta bartamaha\u00a0 Mandhera\u00a0 ee dhan\u00a0 25 km\u00a0 oo laami laga dhigayo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Mashruucaa ayuu\u00a0\u00a0 ku tilmaamay in uu\u00a0 ka mid yahay mashariicda ugu waweyn ee\u00a0 xariga laga jaray 3 sano ka hor.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadka anan\u00a0 Mandheera ka soo jeedin oo mashaariicda ku howlan\u00a0\u00a0 ayuu sheegay in tiradoodu ay sii yaraaneyso maadama weeraradu ay cabsi ku beereen.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wadadada marta magaalada Mandheera bartamaheeda\u00a0\u00a0 oo uu\u00a0 si gaar ah u xusay in argagaxisadu ay saameyn ku yeelatay ayaa waxa lagu qarash gelinayaa lacag dhan 2.4 bilyan oo shilin, waa sida uu hadalka u dhigaye.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Howlaha kale ee istaagay\u00a0 ayaa sida uu sheegay waxaa ka mid ah dhisida\u00a0 xarumaha ugu waweyn ee waaxyaha kala duwan ee Mandheera iyo sidoo kale\u00a0 xafiisyada golaha baarlamaanka hoose ee Mandheera.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale macalimiinta iyo daqaatiirta ayuu ka dhawaajiyay in\u00a0 ay ka biyo diidayaan in\u00a0 la geeyo\u00a0 Mandheera\u00a0\u00a0 iyaga oo ka cabsanaya in la bartilmaamedsado.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Weerarkii ugu dambeyay ee ka dhacay Mandheera\u00a0 gaar ahaana hoteel lagu magacaabo Bishaaro Hotel ayaa waxaa ku nafwayay 12 qof.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gobernatooraha Mandheera Cali Ibraahim Roba ayaa\u00a0 ka dhawaajiyay\u00a0 in weerarada ka dhaca degmada Mandheera ay carqaladeeyaan horumarka la doonayo in la gaarsiiyo degmadaa. Mr Roba ayaa sido kale carabka ku dhuftay\u00a0 in falalka argagixisada\u00a0 ay saameeyeen\u00a0 howlaha\u00a0 socda oo ay ka mid tahay wadada marta bartamaha\u00a0 Mandhera\u00a0 ee dhan\u00a0 25 km\u00a0 oo laami laga dhigayo. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31326,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31324","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31324","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31324"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31324\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31325,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31324\/revisions\/31325"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31326"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31324"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31324"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31324"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}