{"id":3132,"date":"2011-09-17T14:37:27","date_gmt":"2011-09-17T14:37:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3132"},"modified":"2011-09-17T14:37:27","modified_gmt":"2011-09-17T14:37:27","slug":"qarax-qasaaro-baahsan-u-geestay-ciidamad-amisom-oo-maanta-ka-dhacay-degmada-dherkeynley-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/qarax-qasaaro-baahsan-u-geestay-ciidamad-amisom-oo-maanta-ka-dhacay-degmada-dherkeynley-ee-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax Qasaaro Baahsan U Geestay Ciidamad AMISOM Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Dherkeynley Ee Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p>Maanta ayaa waxaa gaadiid ay wateen Ciidamada AMISOM qarax miino lagula eegtay gudaha degmada <strong>Dharkeenlay<\/strong> ee magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>Qaraxaasia yaa La xaqiijiyay in uu dhaliyay qasaaro isugu jiray dhimasho iyo dhaawaac kaasi oo \u00a0soo gaaray dad shacabka ah oo ku sugnaa agagaarka goobta uu qaraxa miino agu duugay.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Dad Goob joog Gooerta ay Qaraxa Dhaceysay ayaa waxa ay sheegeen in qaraxa uu haleelay mid ka mid ah Kollanyado gaadiid ah \u00a0ay wateen Ciidamada ka tirsan Kuwa AMISOM kuwaasi oo la sheegay inay kasoo baxeen Xaafadda Xero Ciidan Ay AMISOM ku lahaayeen Agagaarka Garoonka Aadan Cade Ee Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>Ciidamadaasi Qaraxa Lala Eegaty Ayaa waxa ay kusii jeedeen Saldhig Ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin Isgoyska Xoosh degmada Dharkeenlay ee Gudaha Amagaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>AMISOM ayaa waxa la sheegayaa in ay qasaaro aad u xoogan ka soo gaartay qaraxii maanta lagula eegatay degmada dherkeynley Islamarkaana Dhawaac iyo dhimasho Xoogan ka soo gaaray iyadoo ay askartii ugu geeriyootayna ay soo gaarsiiyeen cerada Lagu magacaabo Xalane Oo Ay kuleeyihin magaaladamada muqdisho<\/p>\n<p>Majiraan ilaa iyo haatan Cid Sheegatay qaraxa lagula eegtay Ciidamada AMISOM Gudaha Degmada Dherkeynley Sidoo Kale waxaan jirin ilaa iyo haatan Warka soo Baxay Saraakiisha Ciidamada AMISOM kaasi oo Ku Aadan Qaraxaasi\u00a0<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Maanta ayaa waxaa gaadiid ay wateen Ciidamada AMISOM qarax miino lagula eegtay gudaha degmada Dharkeenlay ee magaalada Muqdisho Qaraxaasia yaa La xaqiijiyay in uu dhaliyay qasaaro isugu jiray dhimasho iyo dhaawaac kaasi oo \u00a0soo gaaray dad shacabka ah oo ku sugnaa agagaarka goobta uu qaraxa miino agu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3132","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3132","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3132"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3132\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3140,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3132\/revisions\/3140"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3132"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3132"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3132"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}