{"id":31318,"date":"2016-10-30T19:25:29","date_gmt":"2016-10-30T16:25:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31318"},"modified":"2016-10-30T19:27:11","modified_gmt":"2016-10-30T16:27:11","slug":"doorashada-dadban-ee-2016-oo-beesha-caalamku-walaac-aan-waxba-tareyn-ka-muujiyeen-dib-u-dhacyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/doorashada-dadban-ee-2016-oo-beesha-caalamku-walaac-aan-waxba-tareyn-ka-muujiyeen-dib-u-dhacyada\/","title":{"rendered":"Doorashada Dadban ee 2016 oo beesha caalamku walaac aan waxba tareyn ka muujiyeen dib u dhacyada."},"content":{"rendered":"<p>War-murtiyeed ay si Wadajir ah u soo\u00a0saartay Beesha Caalamka, sida; Qaramada Midoobay, Ururka Midowga Afrika, Ururka IGAD, Talyaaniga, Sweden, Itoobiya, Ingiriiska iyo Maraykanka, ayaa lagu sheegeen inay ka walaacsan tahay beesha calaamka &#8216;eedeymaha sii socda ee la xiriira Musuq-maasuqa ka dhex-jira nidaamka doorashada ee Somalia.<\/p>\n<p>Beesha Calaamka ayaa qoraalkeeda ku xustay inay walaac ku hayso Wararka ku saabsan cabsi-galin soo noqnoqnaysa oo loo geysanayo musharraxiinta baarlamaanka, odayaasha xildhibaannada soo dooranaya iyo saraakiisha doorashooyinka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in ay ka xun yihiin dib u dhaca Cod-bixinta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Somalia oo la qorsheeyay inuu billowdo 23-kii bishan Oktoobar. Inkastoo guddiga doorashada dadban ay horay u sheegeen in hawlaha doorashada Aqalka Hoose la gudo-galay.<\/p>\n<p>Xubnaha Beesha Caalamku, waxay si adag kaga dalbatay dhammaan dhinacyada ku lugta leh walaacan cusub inay qaadaan tallaabooyin deg-deg ah oo lagu dhawrayo kalsoonida lagu qabo hannaanka doorashada ee Somalia, kaasoo ay tahay &#8216;inuusan bixinin fursad ay Qolyaha Qas-wadayaasha ah ku fara-gelin karaan ama ay ku car-qaladayn karaan.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Waxay uga digeen maamul-goboleedyada iyo guddiyada Doorashooyinka ee heer maamul-goboleed in ay Qaadayaan Mas&#8217;uuliyadda, haddii odayaasha wax dooranaya ay guul darreystaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Beesha Calamaka ayaa waxay Madaxweyneyaasha Maamul-goboleedyada ugu baaqeen inay gacan ka gaystaan Xallinta Khilaafaadka Beelaha ee hor-taagan in lasoo dhameystiro dhamaystirka kuraasta loo qoondeeyey Aqalka Hoose iyo xulidda ergooyinka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-murtiyeed ay si Wadajir ah u soo\u00a0saartay Beesha Caalamka, sida; Qaramada Midoobay, Ururka Midowga Afrika, Ururka IGAD, Talyaaniga, Sweden, Itoobiya, Ingiriiska iyo Maraykanka, ayaa lagu sheegeen inay ka walaacsan tahay beesha calaamka &#8216;eedeymaha sii socda ee la xiriira Musuq-maasuqa ka dhex-jira nidaamka doorashada ee Somalia. Beesha Calaamka ayaa qoraalkeeda ku xustay inay walaac ku hayso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31320,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31318","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31318","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31318"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31318\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31319,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31318\/revisions\/31319"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31320"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31318"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31318"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31318"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}