{"id":31275,"date":"2016-10-29T17:09:54","date_gmt":"2016-10-29T14:09:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31275"},"modified":"2016-10-29T17:11:11","modified_gmt":"2016-10-29T14:11:11","slug":"dadka-degan-deegaanka-qandala-oo-billaabey-qax-iyo-kala-yaac","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dadka-degan-deegaanka-qandala-oo-billaabey-qax-iyo-kala-yaac\/","title":{"rendered":"Dadka degan deegaanka qandala oo billaabey Qax iyo kala yaac."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kadib markii asbuucii lasoo dhaafay xarakada Daacish ay qabsatay magaalada Qandala ayaa haatan waxaa halkaa ka bilowday barakac baahsan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadka ku dhaqan Qandala ayaa isaga baxaya magaaladaa iyo deegaanada ku xeeran ayagoo ka baqaya in Daacish ay bartilmaansato ama dagaalo hadii halkaa ay ka dhacaan ay ku waxyeeloobaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Haatan ayaa barakacayaashii ugu horeeyay gaareen tuulooyin ku dhow xarunta ganacsiga Puntland ee Boosaaso.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Asbuucii la soo dhaafay ayaa Qandala waxaa qabsaday koox sheegatay in ay ka tirsan tahay fallaagada\u00a0 Daacish ee ka dagaalanta Suuriya iyo Ciraaq.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kooxdaan oo Soomaali u badan ayaa waxaa hoggaamiya\u00a0 Cabdulqadir Muumin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale ciidamada Puntland ayaa wacad ku maray inay dib ugala wareegi doonaan Qandala Daacish.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweyne C\/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay iska caabin doonaan fallaagada Daacish.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cPuntland way is difaacdaa mar walba wayna is difaaci doontaa. Daacish ma heysan kadho\u00a0 Qandala; taasaan idinka ballan qaaday&#8221;. Sidaa ayuu yiri.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Haatan ayaa ciidamada Puntland la sheegay in ay diyaar garow ugu jiraan sidii ay uga kicin lahaayeen Daacish halkaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Tan iyo markii Qandala ay Daacish qabsatay ayaa ciidamada Puntland waxay hawl galiyeen doomo dagaal oo dhanka badda ka weerara magaalo xeebeedkaasi Qandala.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Maadaama ay saaran tahay gacanka Cadan ayaa waxay halis ugu jiraan Daacish in dhanka badda weerar uga yimaado.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/becco-22\/\" rel=\"attachment wp-att-31175\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31175\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/salaam-bank-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31176\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31176\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/tabaarak-17\/\" rel=\"attachment wp-att-31177\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31177\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib markii asbuucii lasoo dhaafay xarakada Daacish ay qabsatay magaalada Qandala ayaa haatan waxaa halkaa ka bilowday barakac baahsan. Dadka ku dhaqan Qandala ayaa isaga baxaya magaaladaa iyo deegaanada ku xeeran ayagoo ka baqaya in Daacish ay bartilmaansato ama dagaalo hadii halkaa ay ka dhacaan ay ku waxyeeloobaan. Haatan ayaa barakacayaashii ugu horeeyay gaareen tuulooyin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31277,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31275","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31275","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31275"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31276,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31275\/revisions\/31276"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31277"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}