{"id":31270,"date":"2016-10-29T16:56:57","date_gmt":"2016-10-29T13:56:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31270"},"modified":"2016-10-29T17:01:12","modified_gmt":"2016-10-29T14:01:12","slug":"emailada-hillary-ciliton-oo-mar-labaad-fbi-da-mareykanku-baaritaano-ku-sameyneyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/emailada-hillary-ciliton-oo-mar-labaad-fbi-da-mareykanku-baaritaano-ku-sameyneyso\/","title":{"rendered":"Emailada Hillary Clinton oo mar labaad FBI da mareykanku baaritaano ku sameyneyso."},"content":{"rendered":"<p>-Waxaa soconaya baaritaankii labaad oo\u00a0 FBI-da Mareykanka ay ku sameynayaan email-lada musharaxa madaxweynaha xisbiga dimuquraadiga Hillary Clinton, waqtigii ay aheyd xog-hayaha arrimaha dibada dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Agaasimaha Hey\u2019adda FBI-da James Comey ayaa sheegay inay dib u furayaan baaritaanka kiiska Email-lada Hillary Cinton, isagoo warqad u diray xubnaha Congress-ka ee ka tirsan Xisbiga Dimoqraadiga.<\/p>\n<p>Agaasimaha ayaa sheegay in la hellay Email-lo cusub, taas ayaa keentay in baaritaan kale ay bilowdo FBI-da<\/p>\n<p>Hillary Clinton oo loolan adag kala kulmeysa musharaxa ka soo horjeeda ee Donald Trump ayaa lagu eedeeyay in ay Email gaar ahaa isticmaali jirtay intii ay heysay xilka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka.<\/p>\n<p>Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa soo dhoweeyay baaritaanka cusub ee FBI-da ku bilowday Email-lada Hillary Clinton.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, baaritaankan cusub ee ay bilowday FBI ayaa la ogeyn saameynta ay ku yeelan doonto ololaha doorashada Musharax Hillary Clinton ee doorashada Madaxweynaha Mareykanka oo dhici doonta 8-da November.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/becco-22\/\" rel=\"attachment wp-att-31175\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31175\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/salaam-bank-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31176\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31176\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/tabaarak-17\/\" rel=\"attachment wp-att-31177\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31177\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Waxaa soconaya baaritaankii labaad oo\u00a0 FBI-da Mareykanka ay ku sameynayaan email-lada musharaxa madaxweynaha xisbiga dimuquraadiga Hillary Clinton, waqtigii ay aheyd xog-hayaha arrimaha dibada dalka Mareykanka. Agaasimaha Hey\u2019adda FBI-da James Comey ayaa sheegay inay dib u furayaan baaritaanka kiiska Email-lada Hillary Cinton, isagoo warqad u diray xubnaha Congress-ka ee ka tirsan Xisbiga Dimoqraadiga. Agaasimaha ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31272,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31270","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31270","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31270"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31270\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31274,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31270\/revisions\/31274"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31272"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31270"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31270"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31270"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}