{"id":31264,"date":"2016-10-29T16:34:52","date_gmt":"2016-10-29T13:34:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31264"},"modified":"2016-10-29T16:36:27","modified_gmt":"2016-10-29T13:36:27","slug":"hir-shabelle-oo-la-filayo-in-ay-shaaciso-xubnaha-musharaxiinta-ku-tartami-doona-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/hir-shabelle-oo-la-filayo-in-ay-shaaciso-xubnaha-musharaxiinta-ku-tartami-doona-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Hir-shabelle oo la filayo in ay shaaciso xubnaha musharaxiinta ku tartami doona Aqalka sare."},"content":{"rendered":"<p>Maanta ayaa lagu waddaa in la soo saaro liiska musharixiinta xubnaha aqalka sare ku matallaya maamulka dhawaantan la dhisay ee Hir-shabeelle, waxaana lagu waddaa in liiska ay ka soo dhax muuqdaan siyaasiyiin ka soo kala jeedda labada gobol.<\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle \u00a0ku-xigeenkiisa iyo guddoonka baarlamaanka maamulka ayaa maalmihii ugu danbeeyay mushquul ku ahaa diyaarinta liiska, oo noqon doona sidda la sheegay kan kama danbeysta ah ee xubnaha u sharaxan aqalka sare, iyadoo dhawanna ay u codeyn doonaan xildhibaannada baarlamaanka Hir-shabeelle oo kala saaraya tartamayaasha.<\/p>\n<p>Xubnaha Aqalka sare ee matalaya maamulka Hirshabeelle ayaa ka kooban 8 xubnood, waxaana min afar xubnood u kala qaadanaya Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Horay waxaa liiska xubnaha aqalka sare u soo gudbiyay oo soo dhameystiray maamulada Puntland, Galmudug, Jubbaland iyo Koonfur galbeed, waxaana maamulka Hir-shabeelle uu noqonayaa maamulkii ugu danbeeyay ee soo gudbiya xubnaha uga mid noqonaya aqalka sare.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/becco-22\/\" rel=\"attachment wp-att-31175\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31175\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/salaam-bank-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31176\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31176\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/tabaarak-17\/\" rel=\"attachment wp-att-31177\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31177\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta ayaa lagu waddaa in la soo saaro liiska musharixiinta xubnaha aqalka sare ku matallaya maamulka dhawaantan la dhisay ee Hir-shabeelle, waxaana lagu waddaa in liiska ay ka soo dhax muuqdaan siyaasiyiin ka soo kala jeedda labada gobol. Madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle \u00a0ku-xigeenkiisa iyo guddoonka baarlamaanka maamulka ayaa maalmihii ugu danbeeyay mushquul ku ahaa diyaarinta liiska, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31266,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31264","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31264","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31264"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31264\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31265,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31264\/revisions\/31265"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31266"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31264"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31264"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31264"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}