{"id":31251,"date":"2016-10-28T21:04:50","date_gmt":"2016-10-28T18:04:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31251"},"modified":"2016-10-28T21:06:19","modified_gmt":"2016-10-28T18:06:19","slug":"barakacayaal-gaaraya-60-kun-oo-hayadda-icrc-gaarsiisey-raashinka-la-cuno","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/barakacayaal-gaaraya-60-kun-oo-hayadda-icrc-gaarsiisey-raashinka-la-cuno\/","title":{"rendered":"Barakacayaal gaaraya 60 kun oo hay&#8217;adda ICRC gaarsiisey raashinka la cuno."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">-Hayada Laanqeyrta Cas (ICRC) ayaa raashin u qeybisay 60 kun oo dagaaladii dhawaan Gaalkacyo ka dhacay ay barakiciyeen.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">ICRC ayaa dadkaa gaarsiisay raashin isugu jira bariis, digir iyo saliid. Qaar ka tirsan 34 kun oo dadkaa ka tirsan ayaa iyana lasiiyay maro kaneecooyin, maacuun iyo jirgaano iyo weliba agabyo kale oo muhiim ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale Bisha Cas ee Soomaaliya ayaa iyana caawimaad dhanka caafimaadka ah u fidisay qoysas barakacay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Oct\/2016102863613252096139237920161028636132474219751804somalia_food_conflict_03.jpg\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">ICRC ayaa sidoo kale darafyada dagaalamaya ee Puntland iyo Galmudug kala hadashay inay wada xaajoodaan si gargaar loo gaarsiiyo dadka tabaaleysan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dagaalada Gaalkacyo ayaa qarxay 7dii bishaan waxaana ICRC iminka sheegeysaa in dagaaladaasi barakiciyeen in ka badan 90% dadkii magaaladaa daganaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadkaa ayaa ku barakacay duleedka magaalada iyo tuulooyin magaaladaa ku hareereysan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sanadkii hore mar dagaalo ay ka dhaceen isla Gaalkacyo waxaa barakacay in ka badan 70kun oo qof.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/becco-22\/\" rel=\"attachment wp-att-31175\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31175\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/salaam-bank-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31176\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31176\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/tabaarak-17\/\" rel=\"attachment wp-att-31177\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31177\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Hayada Laanqeyrta Cas (ICRC) ayaa raashin u qeybisay 60 kun oo dagaaladii dhawaan Gaalkacyo ka dhacay ay barakiciyeen. ICRC ayaa dadkaa gaarsiisay raashin isugu jira bariis, digir iyo saliid. Qaar ka tirsan 34 kun oo dadkaa ka tirsan ayaa iyana lasiiyay maro kaneecooyin, maacuun iyo jirgaano iyo weliba agabyo kale oo muhiim ah. Dhanka kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31253,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31251","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31251","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31251"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31252,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31251\/revisions\/31252"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31253"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}