{"id":31244,"date":"2016-10-28T20:46:23","date_gmt":"2016-10-28T17:46:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31244"},"modified":"2016-10-28T20:57:18","modified_gmt":"2016-10-28T17:57:18","slug":"biyo-laaan-baahsan-oo-laga-soo-sheegayo-deegaanka-ceelbaraf-ee-gobolka-shdhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/biyo-laaan-baahsan-oo-laga-soo-sheegayo-deegaanka-ceelbaraf-ee-gobolka-shdhexe\/","title":{"rendered":"Biyo la&#8217;aan baahsan oo laga soo sheegayo deegaanka Ceelbaraf ee gobolka SH\/dhexe."},"content":{"rendered":"<p>Dadka ku dhaqan deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Sh\/dhexe, ayaa dalbanaya in lala gaaro biyo nadiif ah, kaddib markii ceelashii \u00a0ay ka cabi jireen dadka iyo duunyada qarxiyeen xarrakada Al-shabaab.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha deegaanka Ceel Baraf Muuse Sharwey Gaaboow ayaa sheegay in deegaanka ay ka jirto sidda uu hadalka u dhigay dhibaato weyn oo dhinaca biyaha ah, kaddib \u00a0markii la qarxiyay ceelashii ay biyaha ka helli jireen.<\/p>\n<p>&#8221;Dhibaato weyn ayaa soo food saartay dadka iyo duuniyada deegaanka ku dhaqan, inta badan dadkii halkan ku noolaa waa ay isaga carareen, kaddib biyo la&#8217;aan soo food saartay, waxaan codsaneynaa in arintaa sidda ugu dhaqsiyaha badan wax looga qabto oo biyo lala soo gaaro dadka deegaanka&#8221; ayuu yiri guddoomiyaha.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/biyo-laaan-baahsan-oo-laga-soo-sheegayo-deegaanka-ceelbaraf-ee-gobolka-shdhexe\/ceel-bar\/\" rel=\"attachment wp-att-31248\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31248\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/ceel-bar-150x150.png\" alt=\"ceel-bar\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/ceel-bar-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/ceel-bar-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Saraakiisha ciidamada AMISOM ee deegaanka ka howlgala ayaa halkaa u kaxeeyay koox wariyayaal ah si ay u soo arkaan dhibaatada ka jirta deegaanka , waxaana ay saraakiisha AMISOM dalbadeen in dadka deegaanka Ceel Baraf laga caawiyo dhinaca biyaha.<\/p>\n<p>Tuullada Ceel Baraf \u00a0oo ka tirsan gobolka Sh\/dhexe, ayaa ku caanbaxday ka ganacsiga xoollaha.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/becco-22\/\" rel=\"attachment wp-att-31175\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31175\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/salaam-bank-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31176\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31176\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/tabaarak-17\/\" rel=\"attachment wp-att-31177\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31177\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadka ku dhaqan deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Sh\/dhexe, ayaa dalbanaya in lala gaaro biyo nadiif ah, kaddib markii ceelashii \u00a0ay ka cabi jireen dadka iyo duunyada qarxiyeen xarrakada Al-shabaab. Guddoomiyaha deegaanka Ceel Baraf Muuse Sharwey Gaaboow ayaa sheegay in deegaanka ay ka jirto sidda uu hadalka u dhigay dhibaato weyn oo dhinaca biyaha ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31246,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31244","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31244","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31244"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31244\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31250,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31244\/revisions\/31250"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31246"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31244"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31244"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31244"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}