{"id":31239,"date":"2016-10-28T20:24:42","date_gmt":"2016-10-28T17:24:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31239"},"modified":"2016-10-28T20:27:18","modified_gmt":"2016-10-28T17:27:18","slug":"c-p-j-oo-ku-eedeysey-dawlada-soomaaliya-in-aaney-wax-ka-qabaneyn-dadka-laaya-suxufiyiinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/c-p-j-oo-ku-eedeysey-dawlada-soomaaliya-in-aaney-wax-ka-qabaneyn-dadka-laaya-suxufiyiinta\/","title":{"rendered":"C. P. J oo ku eedeysey dawlada Soomaaliya in aaney wax ka qabaneyn dadka laaya Suxufiyiinta."},"content":{"rendered":"<p>Sanadkii labaad ee labo sano oo isku xiga ayaa Soomaaliya waxay noqotay nambar kow dalalka wariyeyaasha loogu leyn badan yahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidaa waxaa yiri ururka udooda saxafiyiinta ee caalamiga ah ee CPJ. Warbixin uu soo saaray shalay Khamiistii ayaa ururkaasi CPJ ku xusay in dalalka leynta suxufiyiinta Soomaaliya ku xiga ay yihiin Ciraaq iyo Suuriya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cIskala xisaabtan la&#8217;aanta dilalka wariyeyaashu waxay keeneysaa in warbaahintu ku shaqeyso cabsi arintaasoo iyana xadida xogta dadku heli karo,\u201d Elisabeth Witchel oo CPJ ka tirsan ayaa sidaa tiri.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cDawladuhu waa in si dagdag ah ay wax uga qabtaan xaaladaan ayagoo adeegsanaya habab adag oo lagu badbaadinaayo wariyeyaasha, wax lagu soo baarayo laguna soo taagayo maxkamad dadka u hanjaba ama weerara wariyeyaasha.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dalalka kale ee caanka ku ah ku tacaddiyida xaquuqda wariyeyaasha waa Philippines, Mexico, Brazil, Ruushka iyo Hindiya.<\/p>\n<p>warsom20112@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/becco-22\/\" rel=\"attachment wp-att-31175\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31175\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/salaam-bank-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31176\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31176\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/tabaarak-17\/\" rel=\"attachment wp-att-31177\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31177\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sanadkii labaad ee labo sano oo isku xiga ayaa Soomaaliya waxay noqotay nambar kow dalalka wariyeyaasha loogu leyn badan yahay. &nbsp; Sidaa waxaa yiri ururka udooda saxafiyiinta ee caalamiga ah ee CPJ. Warbixin uu soo saaray shalay Khamiistii ayaa ururkaasi CPJ ku xusay in dalalka leynta suxufiyiinta Soomaaliya ku xiga ay yihiin Ciraaq iyo Suuriya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31241,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31239","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31239","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31239"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31239\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31243,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31239\/revisions\/31243"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31241"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31239"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31239"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31239"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}