{"id":31221,"date":"2016-10-27T22:06:19","date_gmt":"2016-10-27T19:06:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31221"},"modified":"2016-10-27T22:08:58","modified_gmt":"2016-10-27T19:08:58","slug":"kenya-oo-sheegtey-in-ay-adkeyneyso-ammaanka-xadka-u-dhaxeeya-iyada-iyo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/kenya-oo-sheegtey-in-ay-adkeyneyso-ammaanka-xadka-u-dhaxeeya-iyada-iyo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Kenya oo sheegtey in ay adkeyneyso ammaanka xadka u dhaxeeya iyada iyo Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">-Dawlada Kenya ayaa shaaca ka qaaday in ay qaadeyso tillaabooyin lagu adkeynayo xadka Kenya iyo Soomaaliya wadaagaan gaar ahaan dhanka gobolka Waqooyi-bari.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dawlada Kenya ayaa go&#8217;aansatay arinkaa kadib weerar labo cisho ka hor ka dhacay magaalada xadka ku taala ee Mandheera. Weerarkaa ayaa waxaa soo qaaday dabley loo maleeyay Al-Shabaab waxaana lagu dilay ugu yaraan 12 qof.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale ayaa horraantii bishaan waxaa isla magaaladaa lagu dilay 6 qof.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waziirka Kenya u qaabilsan arimaha gudaha Joseph Nkaissery ayaa Arbacadii shalay ahayd sheegay in KDF ayadoo la adeegsanayo la dhisi doono cutub u xilsaaran xaqiijinta ammaanka xadka si Al-Shabaab aysan inta xadka ka soo tillaabto weeraro uga geysan gudaha Kenya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Waxaanu ka shaqeyneynaa saacad kasta inaan qaadno tillaabooyin muhiim ah oo lagu xaqiijinaayo in muwaadiniinta qeyb kasta oo dalka ah ay ammaan iyo badbaado helaan.&#8221; Nkaissery ayaa sidaa yiri.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Nkaissery ayaa intaa ku daray in haatan askar badan oo boolis ah la hawl galiyay si ay u ugaarsadaan dadkii fuliyay weerarkii habeynkii Salaasada ee aanu soo dhaafnay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhawaan ayaa madaxa ciidamada difaaca ee Kenya Samson Mwathethe uu sheegay in ciidamo militari ah oo dheeraad ah la geeyay xadka Kenya iyo Soomaaliya dhammaantii; waa min Mandera ilaa Lamu.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Xarakada Al-Shabaab ayaa Kenya kusoo qaadeysay weeraro lagasoo bilaabo sanadkii 2011 markii ciidamada Kenya ee KDF ay galeen Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/becco-22\/\" rel=\"attachment wp-att-31175\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31175\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/salaam-bank-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31176\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31176\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/tabaarak-17\/\" rel=\"attachment wp-att-31177\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31177\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Dawlada Kenya ayaa shaaca ka qaaday in ay qaadeyso tillaabooyin lagu adkeynayo xadka Kenya iyo Soomaaliya wadaagaan gaar ahaan dhanka gobolka Waqooyi-bari. Dawlada Kenya ayaa go&#8217;aansatay arinkaa kadib weerar labo cisho ka hor ka dhacay magaalada xadka ku taala ee Mandheera. Weerarkaa ayaa waxaa soo qaaday dabley loo maleeyay Al-Shabaab waxaana lagu dilay ugu yaraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31223,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31221","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31221","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31221"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31221\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31222,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31221\/revisions\/31222"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31223"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31221"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31221"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31221"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}