{"id":31218,"date":"2016-10-27T21:35:17","date_gmt":"2016-10-27T18:35:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31218"},"modified":"2016-10-27T21:37:06","modified_gmt":"2016-10-27T18:37:06","slug":"yuusuf-axmed-hagar-dabageed-gudomihii-hore-ee-gobolka-hiiraan-oo-dhaliiley-habka-xilka-looga-qaadey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/yuusuf-axmed-hagar-dabageed-gudomihii-hore-ee-gobolka-hiiraan-oo-dhaliiley-habka-xilka-looga-qaadey\/","title":{"rendered":"Yuusuf Axmed Hagar Dabageed gudomihii hore ee gobolka HIIRAAN oo dhaliiley habka xilka looga qaadey."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Xagar [Daba-geed] ayaa dhaliilay Qaabkii xilka looga qaaday, isagoo xusay inaan lagu war-gelin xil-ka-qaadistiisa uuna ka maqlay warbaahinta oo keliya.<\/p>\n<p>Yuusuf Daba-geed, ayaa sheegay in xil-ka-qaadistiisa ay deg-deg ku jirtay, isla markaana aan la gaarin waqtigii madaxweynaha Hir-shabeelle uu xilal ka qaadi lahaa mas\u2019uuliyiin, maadaama uu wali xafiis sameysan.<\/p>\n<p>\u201cAniga xil-ka-qaadistayda waxaan ka maqlay warbaahinta, mana ahayn mid aan la socday. Madaxweynaha Hir-shabeelle waa Madaxweynihii Gobol, isla markaana inta xil ka qaado mas\u2019uul wuu u magacaabi karaa mas\u2019uul kale; laakiinse, aniga la iguma soo wargelin, waxaanan is-leeyahay waa mid lagu deg-degay,\u201d ayuu yiri Dabageed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wuxuu sheegay inuu aamisan yahay in xilka looga qaaday dhawr arrimood oo kala dhaxeeya Madaxweynaha Hir-shabeelle, laakiinse uusan u ahayn xilligan diyaar inuu arrimahaas warbaahinta ka sheego.<\/p>\n<p>\u201cXilka la iga qaaday xilligii uu dhici lahaa lama gaarin ayaa Qabaa, waayo Madaxweynaha Hir-shabeelle weli xafiis ma sameysan, marka waxaa anigu qabaa inuu ku dhacay si dhaqso badan,\u201d ayuu intaas ku daray Daba-geed.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan, Ayaan sheegin inuu aqbalay xilkii laga qaaday iyo in kale, wuxuuse xusay inuu mar kale ka hadli doono sababaha keenay in xilka laga qaado.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Hadalka Daba-geed ayaa imaanaya, iyadoo uu shalay Madaxweynaha Hir-shabeelle xilkii ka qaaday, isla markaana uu KMG ah Xilkaas ugu magacaabay, Cali Jeyte Cusmaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/becco-22\/\" rel=\"attachment wp-att-31175\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31175\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/salaam-bank-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31176\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31176\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/tabaarak-17\/\" rel=\"attachment wp-att-31177\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31177\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Xagar [Daba-geed] ayaa dhaliilay Qaabkii xilka looga qaaday, isagoo xusay inaan lagu war-gelin xil-ka-qaadistiisa uuna ka maqlay warbaahinta oo keliya. Yuusuf Daba-geed, ayaa sheegay in xil-ka-qaadistiisa ay deg-deg ku jirtay, isla markaana aan la gaarin waqtigii madaxweynaha Hir-shabeelle uu xilal ka qaadi lahaa mas\u2019uuliyiin, maadaama uu wali xafiis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31220,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31218","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31218","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31218"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31218\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31219,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31218\/revisions\/31219"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31220"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31218"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31218"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31218"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}