{"id":31208,"date":"2016-10-27T19:12:48","date_gmt":"2016-10-27T16:12:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31208"},"modified":"2016-10-27T19:14:01","modified_gmt":"2016-10-27T16:14:01","slug":"lacag-loogu-tala-galey-horumarinta-kaabayaasha-soomaaliya-oo-baanka-africa-ansixiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/lacag-loogu-tala-galey-horumarinta-kaabayaasha-soomaaliya-oo-baanka-africa-ansixiyey\/","title":{"rendered":"Lacag loogu tala galey horumarinta kaabayaasha soomaaliya oo Baanka Africa Ansixiyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Baanka horumarinta ee qaaradaan Afrika AfDB ayaa ansixiyay qarash loogu tala galay horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">AfDB ayaa qalinka ku duugay qaab shaqo oo lagu hirgalinaayo qasnada kaabeyaasha Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dagaalka sokeeye ee qaatay in ka badan rubuc qarniga ayaa saamayn ba&#8217;an ku yeeshay kaabeyashii dhaqaalaha ee Soomaaliya sida jidadka iyo korontada.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale ayaa dagaalku keenay faqri ba&#8217;an kadib markii kaabeyaashii ay burbureen. Waxaa mudadii dagaalka hoos u dhacay wax soo saarka dalka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Oct\/20161027636131345412027006AfDB123.jpg\" width=\"662\" height=\"116\" \/><\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa dumay waaxyihii maaliyada iyo awoodii hayadaha iyo dadka qeybo badan oo dalka ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee, Qasnada Kaabeyaasha Soomaaliya oo 3dii bishaan la ansixiyay ayaa qeyb ka ah dadaal guud oo Soomaaliya lagu barataarayo si horumar ay u hiigsato mustaqbalka dhow iyo kan fogba.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qasnadaa ayaa waxaa loogu tala galay khaasatan dib u dhiska kaabeyaasha gaar ahaan tamarta, biyaha, nadaafada iyo dhisida awooda hayadaha dawliga ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/becco-22\/\" rel=\"attachment wp-att-31175\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31175\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/salaam-bank-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31176\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31176\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/tabaarak-17\/\" rel=\"attachment wp-att-31177\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31177\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baanka horumarinta ee qaaradaan Afrika AfDB ayaa ansixiyay qarash loogu tala galay horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha ee Soomaaliya. AfDB ayaa qalinka ku duugay qaab shaqo oo lagu hirgalinaayo qasnada kaabeyaasha Soomaaliya. Dagaalka sokeeye ee qaatay in ka badan rubuc qarniga ayaa saamayn ba&#8217;an ku yeeshay kaabeyashii dhaqaalaha ee Soomaaliya sida jidadka iyo korontada. Sidoo kale ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31210,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31208","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31208","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31208"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31208\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31209,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31208\/revisions\/31209"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31210"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}