{"id":31198,"date":"2016-10-26T21:51:09","date_gmt":"2016-10-26T18:51:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31198"},"modified":"2016-10-26T21:59:32","modified_gmt":"2016-10-26T18:59:32","slug":"deegaano-hoos-taga-maamulka-kgalbeed-oo-ay-iga-baxeen-ciiamada-itoobiya-iyadoo-sababtu-tahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/deegaano-hoos-taga-maamulka-kgalbeed-oo-ay-iga-baxeen-ciiamada-itoobiya-iyadoo-sababtu-tahey\/","title":{"rendered":"Deegaano hoos taga maamulka K\/galbeed oo ay isaga baxeen ciiamada Itoobiya iyadoo sababtu tahey!!."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada dalka Itoobiya ayaa saakay isaga baxay Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool, iyadoo markiibana ay la wareegeen xoogag Al-sabaab ka tirsan, sida ay sheegeen Madax Maamulka Koonfur-galbeed ka tirsan.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya Ciidanka Itoobiya oo ka mid ah Hawl-galka AMISOM ayaa waxay u bexeen jihada Degmada Xudur ee Gobolka Bakool, sida dadka goob-joogayaal ah ay u sheegeen Warbaahinta. Iyadoo 25-kii bishii Ogoosto 2014-kii laga qabsaday Al-shabaab degmadaas.<\/p>\n<p>Degmada Tiyeglow ayaa isku-xirta Gobollada Hiiraan iyo Bakool, waxayna u jirtaa qiyaas dhan 90-km degmada Xudur, sidoo kalena waxay 140-km u jirtaa Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Wasiir u hadlay Maamulka Koonfur-galbeed ayaa sheegay in ciidankii dalka Itoobiya ka socday ay ka baxeen degmadaas, ayna la wareegtay Al-shabaab, isagoo xusay in saraakiishii hoggaaminayay ciidamadaas ay u sheegeen inay ka baxayaan degmadaas.<\/p>\n<p><strong>Itoobiya ka hadashay sababaha ay ciidankeedu uga baxayaan Deegaanada Somalia:<br \/>\n<\/strong><\/p>\n<p>Dhanka kale, Wasiirka Warfaafinta Itoobiya, Getachew Reda, ayaa ka hadlay sababaha ay ciidankooda uga baxeen deegaanno ka tirsan Koonfurta Soomaaliya, wuxuuna sheegay in cidamadooda aan ka midka ahayn Hawl-galka AMISOM ay kala baxayaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Ciidamadeenna jooga Soomaaliya, waa laba nooc. Tan hore 2,000 oo askari oo ka tirsan AMISOM way sii joogayaan Somalia,&#8221; ayuu Wasiirka, Wuxuuna intaas ku daray. &#8220;Waxaa intaa dheer dhowr kun oo Askarteena ah kuwaasoo ka taageeraya ciidanka AMISOM kuwa iyo Dowladda Federaalka Somalia la dagaalanka Al-shabaab. laakiinse sidaan marar badan u sheegnay, Askarkeenna AMISOM way joogayaan Soomaaliya illaa inta Hawl-galkoodu dhammaanayo.\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Itoobiya, Getachew Reda ayaa hadalkiisa ku daray inay kala baxeen ciidankoodii AMISOM ka tirsanaa Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Tallaabada ay Ciidamada Dalka Itoobiya uga baxeen Tiyeeloow ayaa kusoo beegmaysa iyadoo bilihii u dambeeyay ay Ciidamada Dalka Itoobiya ee ku sugan Somalia ay isaga baxayeen deegaanno dhar ah oo Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ku yaalla.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/becco-22\/\" rel=\"attachment wp-att-31175\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31175\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/salaam-bank-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31176\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31176\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/tabaarak-17\/\" rel=\"attachment wp-att-31177\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31177\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dalka Itoobiya ayaa saakay isaga baxay Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool, iyadoo markiibana ay la wareegeen xoogag Al-sabaab ka tirsan, sida ay sheegeen Madax Maamulka Koonfur-galbeed ka tirsan. Wararka ayaa sheegaya Ciidanka Itoobiya oo ka mid ah Hawl-galka AMISOM ayaa waxay u bexeen jihada Degmada Xudur ee Gobolka Bakool, sida dadka goob-joogayaal ah ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31200,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31198","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31198","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31198"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31201,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31198\/revisions\/31201"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31200"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}