{"id":31193,"date":"2016-10-26T21:32:55","date_gmt":"2016-10-26T18:32:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31193"},"modified":"2016-10-26T21:40:23","modified_gmt":"2016-10-26T18:40:23","slug":"jaamacadaha-ku-ee-dalka-ugandha-iyo-jaamacadda-bariga-africa-oo-heshiis-waxbarasho-kala-saxiixdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/jaamacadaha-ku-ee-dalka-ugandha-iyo-jaamacadda-bariga-africa-oo-heshiis-waxbarasho-kala-saxiixdey\/","title":{"rendered":"Jaamacadaha KU ee  dalka Ugandha iyo jaamacadda Bariga Africa oo heshiis waxbarasho kala saxiixdey."},"content":{"rendered":"<p>Jaamacadda Bariga ayaa maanta heshiis isugu jiray is-afgarad iyo iskaashi la saxiixatay jaamacadda Kampala University ee dalka Uganda ka dib kulan maanta lagu qabtay xarunta East Africa ee magaalada Bosaaso.<\/p>\n<p>Madax ka tirsan Jaamacadda Bariga Afrika iyo wakiilo matalayay KU ayaa ka soo qayb-galay shirkii heshiiskan lagu kala saxiixanayay, waxaana qabsoomid-da heshiiskan laga soo shaqaynayay muddo gaaraysa laba sano.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Jaamacadda bariga Afrika Aadan Shekh Doon oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in heshiiskiisan intiisa badan uu la xiriiro dhanka waxbarashada iyo sidii labada dhinac ay u yeelan lahaayeen xiriiiro joogto ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa farxad weyn inoo ah inaan halkan ku kala saxiixano iskaashi ka dhaxeyn doona labada jaamacadood ee \u00a0Bariga Afrika iyo Kampala University, dhinacyada aan iska kaashan doono waxaa kamid ah is-dhaafsiga xogaha iyo ardayda \u00a0&#8221; ayuu yiri gudoomiyaha Jaamacadda.<\/p>\n<p>\u201cBarnaamijyada aan isla garanay waxaa kaloo kamid ah in cidii danaynsa ay labada jaamacadood ka baran karaan kuliyadaha kala ah cilmiga kompuyuutarka iyo barashada Aqoonta saxaafadda \u201c ayuu mar kale yiri Sheekh Doon oo tilmaamay in samaynta cilmi-baaris-yada ay kamid tahay waxyaabaha ay labada jaamacadood iska kaashan doonaan.<\/p>\n<p>Prof. Hamsa oo ka socday dhanka KU ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay in labada Jaamacadood ay xiriir yeeshaan ,isaga oo tilmaamay in xog badan oo dheeraad oo jaamacadda ku saabsan ay heleen markii ay yimaadeen Bosaaso.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ogaanay in ay wax weyn tahay in xiriir aan la samaysano jaamacadda Bariga Afrika ,waxaana aqoonsanay in ay jiraan meelo badan oo labada jaamacadood ay ka wada shaqayn karaan \u201c ayuu mar kale Hamza.<\/p>\n<p>Ugu danbayn , Heshiiskan ayaa la filayaa in ay si wada jir ah uga faa\u2019idaystaan labada Jaamacadood , waxaana maamulka Jaamacadda uu tilmaamay in muhiimadda ay saarayaan sidii loo hormarin lahaa waxbarashada gobolka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/becco-22\/\" rel=\"attachment wp-att-31175\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31175\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/salaam-bank-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31176\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31176\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/tabaarak-17\/\" rel=\"attachment wp-att-31177\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31177\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jaamacadda Bariga ayaa maanta heshiis isugu jiray is-afgarad iyo iskaashi la saxiixatay jaamacadda Kampala University ee dalka Uganda ka dib kulan maanta lagu qabtay xarunta East Africa ee magaalada Bosaaso. Madax ka tirsan Jaamacadda Bariga Afrika iyo wakiilo matalayay KU ayaa ka soo qayb-galay shirkii heshiiskan lagu kala saxiixanayay, waxaana qabsoomid-da heshiiskan laga soo shaqaynayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31196,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31193","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31193","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31193"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31193\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31197,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31193\/revisions\/31197"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31196"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}