{"id":31183,"date":"2016-10-26T20:55:38","date_gmt":"2016-10-26T17:55:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31183"},"modified":"2016-10-26T21:24:15","modified_gmt":"2016-10-26T18:24:15","slug":"dalkii-labaad-ee-africa-ah-oo-ku-dhawaaqey-in-uu-ka-baxayo-maxkamadda-caalamiga-ah-ee-icc","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dalkii-labaad-ee-africa-ah-oo-ku-dhawaaqey-in-uu-ka-baxayo-maxkamadda-caalamiga-ah-ee-icc\/","title":{"rendered":"Dalkii labaad ee Africa ah oo ku dhawaaqey in uu ka baxayo Maxkamadda caalamiga ah ee ICC."},"content":{"rendered":"<p>Xukuumadda Gambia, ayaa ku dhawaaqday inay ka baxayso Maxkamada Dambiyada Aduunka ee ICC oo xarunteedu tahay Magaalada Hague, iyadoo Dalka Gambia uu noqonayo waddankii saddexaad oo Afrikaaan ah oo ku dhawaaqa inuu ka baxayo Maxkamaddan.<\/p>\n<p>Dowladda Gambia, ayaa ku Tilmaantay Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC, mid u taagan dacwad kusoo oogidda iyo Xabsiyeynta Dadka Afrikaanka ah oo kaliya, isla markaana aan dhibaatooyinka kale ee caalamka waxba ka qaban.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Dowladda Gambia Tallaabada ay qaadday waxaa kaga Horreysay Dowladaha Koonfur Afrika iyo Burundi oo iyaguna horay u sheegay inay ka baxayaan maxkamaddan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Gambia Yaxye Jammeh, oo dalkaas xukumayay tan iyo Sanadkii 1994-kii, xilligaasoo oo uu awood millateri kula wareegay xukunka, ayaa shaaciyay inuu dalkiisu ka baxayo maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada Adduunka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dalkii-labaad-ee-africa-ah-oo-ku-dhawaaqey-in-uu-ka-baxayo-maxkamadda-caalamiga-ah-ee-icc\/msareicc\/\" rel=\"attachment wp-att-31191\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31191\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/msareicc-150x150.jpg\" alt=\"msareicc\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/msareicc-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/msareicc-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Bisha December ee sannadkan, ayaa lagu wadaa inay Dalka Gambia ka dhacdo Doorasho, waxaana jirta in la xiray xubnihii Mucaaradka waddankaas oo lagu eedeeyay inay ka qayb-galeen mudaaharaadyo aan sharci ahayn oo ka dhacay dalkaas.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Hay&#8217;adaha Xuquuqda Aadanaha Caalamka, ayaa Xarigga Hoggaamiyeyaasha Axsaabta Mucaaradka Gambia ku Tilmaamay mid Xad-gudub ku ah Xuquuqda Aadanaha iyo Xuquuqda xubnaha mucaaradka dalkaas.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Ururka Midowga Afrika ayaa horay ugu eedeeyay Maxkamadda dambiyada Caalamiga ah ee ICC, in ay Bar-tilmaameesanayso Hoggaamiyeyaasha Qaaradda Afrika oo keliya, taasoo ay ku tilmaameen mid aan loo dul-qaadan karin.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/becco-22\/\" rel=\"attachment wp-att-31175\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31175\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/salaam-bank-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31176\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31176\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/tabaarak-17\/\" rel=\"attachment wp-att-31177\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31177\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Gambia, ayaa ku dhawaaqday inay ka baxayso Maxkamada Dambiyada Aduunka ee ICC oo xarunteedu tahay Magaalada Hague, iyadoo Dalka Gambia uu noqonayo waddankii saddexaad oo Afrikaaan ah oo ku dhawaaqa inuu ka baxayo Maxkamaddan. Dowladda Gambia, ayaa ku Tilmaantay Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC, mid u taagan dacwad kusoo oogidda iyo Xabsiyeynta Dadka Afrikaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31188,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31183","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31183","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31183"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31183\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31192,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31183\/revisions\/31192"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31188"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31183"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31183"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31183"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}