{"id":31181,"date":"2016-10-26T20:45:20","date_gmt":"2016-10-26T17:45:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31181"},"modified":"2016-10-26T21:11:55","modified_gmt":"2016-10-26T18:11:55","slug":"dagaal-yahanno-ka-tirsan-ururka-daacish-oo-saaka-la-wareegey-degmada-qandala-ee-gbari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dagaal-yahanno-ka-tirsan-ururka-daacish-oo-saaka-la-wareegey-degmada-qandala-ee-gbari\/","title":{"rendered":"Dagaal yahanno ka tirsan ururka DAACISH oo saaka la wareegey degmada Qandala ee G\/BARI."},"content":{"rendered":"<p>Dagaal-yahano ka tirsan ururka Daacish ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degmada Qandala ee gobolka Bari , iyadoo uusan jirin wax dagaal ah oo ka dhacay degmada markii ay soo galayeen kooxdan.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha degmada Qandala Jaamac Maxamed Kuurshe oo la soo xiriiray warbaahinta gudaha ayaa sheegay in dagaal-yahanadan oo wata hubka noocyadiisa kala duwan ay si rasmi ah hadda gacanta ugu hayaan degmada Qanadala.<\/p>\n<p>\u201cWaxa ay soo galeen degmada saaka lixdii subaxnimo ,markii aan waraysan-nay dadka deegaanka iyo xubnaha golaha deegaanka waxa ay inoo sheegeen in dagaal-yahanadan ay gaarayaan ilaa iyo 50 dagaal-yahan \u201c ayuu yiri \u00a0gudoomiyaha oo ka warbixinayay arintan.<\/p>\n<p>\u201cMarkii ay soo galeen degmada anteenadii bey jareen ,dadkii kuluumaysatada ahaana waa ay u diideen in ay badda aadaan, inkastoo markii danbe ay dib u fasaxeen , balse ilaa iyo hadda iyaga ayaa gacanta ku haya magaalada \u201c ayuu mar kale yiri Kuurshe.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa sheegay in shacab badan oo degmada ku sugnaa ay qax bilaabeen ,iyaga oo adeegsanaya saxiimadaha kaluumaysiga ,waxaana uu xusay in saldhigyo ay ka samaysteen xaafado ka tirsan degmada Qandala.<\/p>\n<p>\u201c Hadda meelo badan oo kamid ah degmada ayey ka taageen calanka Daacish ama ISIL , goobaha ay calankooda sureen waxaa kamid ah Saldhig-ga iyo waliba xarunta dowladda hoose \u201c ayuu xusay ,isaga oo tilmaamay in dhamaan-ba ay istaageen howlihii shaqo ee dowladda ee ka socday degmdaas.<\/p>\n<p>Ugu danbayn ,hogaamiyaha kooxdan Cabdul-qaadir Mumin oo haysta dhalashada Ingriiska \u00a0ayaa dhawaan lagu daray liiska rag-ga uu Maraykanku raadinayo , waxaana in muddo ah isaga iyo koox uu hogaaminayo ay saldhigyo ku lahaayeen qaybo kamid ah gobolka Bari.<\/p>\n<p>WARSOM2011@GMAIL.COM<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/becco-22\/\" rel=\"attachment wp-att-31175\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31175\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/salaam-bank-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31176\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31176\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/tabaarak-17\/\" rel=\"attachment wp-att-31177\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31177\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal-yahano ka tirsan ururka Daacish ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degmada Qandala ee gobolka Bari , iyadoo uusan jirin wax dagaal ah oo ka dhacay degmada markii ay soo galayeen kooxdan. Gudoomiyaha degmada Qandala Jaamac Maxamed Kuurshe oo la soo xiriiray warbaahinta gudaha ayaa sheegay in dagaal-yahanadan oo wata hubka noocyadiisa kala duwan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31187,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31181","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31181","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31181"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31181\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31182,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31181\/revisions\/31182"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31187"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31181"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31181"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31181"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}