{"id":31174,"date":"2016-10-26T20:31:17","date_gmt":"2016-10-26T17:31:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31174"},"modified":"2016-10-26T20:32:17","modified_gmt":"2016-10-26T17:32:17","slug":"minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/","title":{"rendered":"Minnesota Mareykanka oo lagu qabtey kulan looga hadlayey Islaam Naceybka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kulan looga hadlaayay Islam nacaybka kubadanaya dalkaan Maraykanka &amp; gaarahaan dhacdadii magaaladda Kansas Garden City too aheyd in laamaha amniga gobolkaas ay qabteen 3 nin oo lagu eedeeyay inay qorsheenayeen inay qarxiyaan dhismo kakooban masjid iyo degaan isku dhex yaal oo ay leeyihiin Soomaalida magaaladaa, kulankaan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka Voice of East African Women ayaa ahaa mid loogahadlay qadobo dhawra.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Xeer Ilaaliyaha Guud ee Gobolkaan Andrew Luger too kulanka furay ayaa yiri Waa muhiim inaan kawada hadlano sidii aan jaaliyaddaha aan kubadbaadin laheen, isaga iyo madaxa FBI ee Minnesota\u00a0 Richard T. Thornton labadooduba waxay sheegeen in ay aad uga xumayeen siday wax u dhaceen ayna kashaqeynayaan nabad galyada.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Xeer ilaaliyahu wuxuu xusay in dhawaan ay qabteen xukumeena nin u gaystay hanjabaad mid ka mida masaajida Minneapolis. &#8216;Waana ku guulaysnay inaan arintaa talaaabo kaqaadno&#8217;,\u00a0 buu yiri xeer ilaaliyahu.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Farxiya Khaliif, madaxa ururka\u00a0 Voice of East African Women ayaa sheegtay in ay sababta ay u qabteen kulanka ay ugu wayntahay qatartii kadhacday Kansas Garden City inay kadhici karto Minnesota marka in laga wada tashdo loo baahan yahay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Injineer Jibriil oo ka mid ahaa dadkii halkaa khudbadaha ka jeedshay ayaa sheegay in hadalka iyo ficilku ay kala duwan yihiin isla markaana wuxuu sheegay in dastuurka Mareykanku dhigayo in qofku xor u yahay inuu fikirkiisa sharraxo balse si sharciga aanan meel ka dhac ku ahayn dad kalena aanan waxba u dhimeyn.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Deeqo Xuseen oo isla ururkaa ka tirsan ayaa iyana halkaa ka hadashay sharraxaadna ka bixisay Islaam nacaybka\u00a0 waxa uu yahay iyo sida looga hortagi karo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadkii kulankaan kaqayb galay ayaa kadooday qaabkii loo wajihi lahaa haday dhibaato timaado, waxayna suaalo dhinacyo badana waydiiyeen madaxdii laamaha amniga ee goobta kusugnaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kulankaan maaha kii ugu horeeyay ee noociisa ah waxuuna ururka Voice of East African Women mar walba u qabtaa shirar looga hadlaayo arimahaan oo kale Soomaalida ku dhaqan Mareykanka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/becco-22\/\" rel=\"attachment wp-att-31175\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31175\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-9-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/salaam-bank-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31176\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31176\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-lagu-qabtey-kulan-looga-hadlayey-islaam-naceybka\/tabaarak-17\/\" rel=\"attachment wp-att-31177\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31177\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan looga hadlaayay Islam nacaybka kubadanaya dalkaan Maraykanka &amp; gaarahaan dhacdadii magaaladda Kansas Garden City too aheyd in laamaha amniga gobolkaas ay qabteen 3 nin oo lagu eedeeyay inay qorsheenayeen inay qarxiyaan dhismo kakooban masjid iyo degaan isku dhex yaal oo ay leeyihiin Soomaalida magaaladaa, kulankaan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka Voice of East [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31180,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31174","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31174","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31174"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31179,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31174\/revisions\/31179"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31180"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}