{"id":31167,"date":"2016-10-26T19:18:55","date_gmt":"2016-10-26T16:18:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31167"},"modified":"2016-10-26T19:20:00","modified_gmt":"2016-10-26T16:20:00","slug":"myurub-oo-soomaalida-ugu-deeqey-in-ay-la-wadaagaan-waxyaabaha-laga-dhaxlo-dagaalada-sokeeye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/myurub-oo-soomaalida-ugu-deeqey-in-ay-la-wadaagaan-waxyaabaha-laga-dhaxlo-dagaalada-sokeeye\/","title":{"rendered":"M\/Yurub oo soomaalida ugu deeqey in ay la wadaagaan waxyaabaha laga dhaxlo dagaalada sokeeye."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">-Waxaa Nairobi dalka Kenya lagu qabtay siminaar labo maalmood ahaa oo looga hadlaayay manhajka waxbarashada Soomaaliya ee dagaalka sokeeye kadib.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Siminaarka ayaa waxaa maal galiyay ururka midowga Yurub.\u00a0 Waxaa ka soo qeyb galay hayadaha waxbarasho ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale ayaa waxaa siminaarkaa kasoo qeyb galay khubaro qaabilsan waxbarashada iyo masuuliyiin kale oo kasoo kala jeeda daafaha caalamka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa siminaarkaasi intii uu socday ay kasoo qeyb galeyaashu dib u eegid ku sameeyeen dadaalada ilaa iminka loogu jiro hirgalinta manhaj guud oo mideysan oo Soomaaliya ay yeelato.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxay sidoo kale wadaageen xogta ku saabsan qaabka shaqo ee manhaj cusub iyo siyaabaha ugu wacan ee loo heli karo manhajka cusub ee dalka Soomaaliya uu yeelanayo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Siminaarkaa ayaa intii uu socday waxaa la niqaashay siyaabihii loo dardar galin lahaa u hirgalinta manhaj cusub oo mideysan oo hal qura ah dhammaan qeybaha kala duwan ee dalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Siminaarka ayaa waxaa hase ahaatee soo abaabulay ururka Sanduuqa Waxbarashada Afrika ee AET waxaana ka soo qeyb galay 34 qof oo kakala yimid Somaliland, Puntland iyo koofurta iyo bartamaha Soomaaliya, Jubaland, Galmudug iyo weliba maamul goboleedka Koofur-galbeed Soomaaliya, xubno ka socday USAID iyo Baanka Aduunka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Waxaa Nairobi dalka Kenya lagu qabtay siminaar labo maalmood ahaa oo looga hadlaayay manhajka waxbarashada Soomaaliya ee dagaalka sokeeye kadib. Siminaarka ayaa waxaa maal galiyay ururka midowga Yurub.\u00a0 Waxaa ka soo qeyb galay hayadaha waxbarasho ee Soomaaliya. Sidoo kale ayaa waxaa siminaarkaa kasoo qeyb galay khubaro qaabilsan waxbarashada iyo masuuliyiin kale oo kasoo kala jeeda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31169,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31167","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31167","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31167"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31167\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31168,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31167\/revisions\/31168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31169"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31167"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31167"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31167"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}