{"id":31157,"date":"2016-10-25T19:51:45","date_gmt":"2016-10-25T16:51:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31157"},"modified":"2016-10-25T20:02:07","modified_gmt":"2016-10-25T17:02:07","slug":"khasaaraha-dhimasho-iyo-dhaawac-ee-qaraxii-lala-beegsadey-ciidamada-jabuti-ee-bweyne-oo-faahfaahin-ka-imaneyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/khasaaraha-dhimasho-iyo-dhaawac-ee-qaraxii-lala-beegsadey-ciidamada-jabuti-ee-bweyne-oo-faahfaahin-ka-imaneyso\/","title":{"rendered":"KHasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee Qaraxii lala beegsadey ciidamada Jabuti ee b\/weyne oo faahfaahin ka imaneyso."},"content":{"rendered":"<p>Weerarkan oo noqonaya kii ugu culsaa oo wayadii ugu danbeeyay lala eegto AMISOM ee gobolka Hiiraan ayaa lagu qaaday Saldhig ciidanka Jabuuti ay ku leeyihiin xaafadda Howl-wadaag ee galbeedka magaalada Beledwene.<\/p>\n<p>Qof ku sugnaa goob aan ka fogeyn saldhiga la weeraray HOL u sheegay in gaari UD ah oo dusha sare laga soo saaray &#8221;Bal&#8221; [Cowska ay cunaan Xoolaha] lagu weeraray saldhiga, iyadoo wixii intaa ka danbeeyayna la maqlayay rasaas culus.<\/p>\n<p>\u201cAnigu farmashi ayaan ku lahaa goob aan ka fogeyn saldhga ciidanka Jabuuti ee weerarka lagu qaaday, dhismihii armashiga ayaa isugu so dumay,&#8221; ayuu yiri Ruuxa la Hadlay WARSOM<\/p>\n<p>Wuxuu intaa ku daray in markiiba loo soo sheegay dhimashada gabar ay qaraabo ahaayeen oo madaxa ay uga dhaceen biro ka soo firxaday qaraxa gaariga.<\/p>\n<p>\u201cGoobta ayaa ahayd meel aad u mashquul badan, waxaa ku yeella suuq lagu iibiyo xoolaha oo ay dadku u soo shaqo tagaan&#8221; ayuu hadalkiisa sii raaciyay.Isbitaalka Guud ee Beledweyne ayaa la dhigay dhaawacyadaqaar ka mid ah dadkii wax ku noqday qaraxa.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa hadda u muuqata mid degan mana jirto rasaas dhaceysa, balse ahaatee guud ahaanba ciidammada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa ku jirra foojignaan dheeraad ah, iyaga oo xirray jidadka muhiimka ah ee magaalada.<\/p>\n<p>Saacado ka hor weerarkan ismiidaaminta ah ciidammada dowladda ayaa fashiliyay miino lagu aasay meel wadadda dhinaceeda ah oo ay qarxiyeen qeybta miino baaritan ciidamada booliiska dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda ma jiro wax ah oo ka soo baxay laamaha ammniga dowladd iyo AMISOM intaba waxaana muuqanaya wali in ay socdaan baaritaanno la xiriira sidda uu weerarku u dhacay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wixii dheeraad ah ee kasoo kordha warka arintan ku saabsan waan idin soo gudbin doonnaa&#8230;<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weerarkan oo noqonaya kii ugu culsaa oo wayadii ugu danbeeyay lala eegto AMISOM ee gobolka Hiiraan ayaa lagu qaaday Saldhig ciidanka Jabuuti ay ku leeyihiin xaafadda Howl-wadaag ee galbeedka magaalada Beledwene. Qof ku sugnaa goob aan ka fogeyn saldhiga la weeraray HOL u sheegay in gaari UD ah oo dusha sare laga soo saaray &#8221;Bal&#8221; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31160,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31157","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31157","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31157"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31157\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31161,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31157\/revisions\/31161"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31160"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31157"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31157"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31157"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}