{"id":31145,"date":"2016-10-25T17:53:52","date_gmt":"2016-10-25T14:53:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31145"},"modified":"2016-10-25T17:55:17","modified_gmt":"2016-10-25T14:55:17","slug":"mandheera-oo-lagu-diley-ugu-yaraan-afar-qof-xaaladeeduna-ay-kacsan-tahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/mandheera-oo-lagu-diley-ugu-yaraan-afar-qof-xaaladeeduna-ay-kacsan-tahey\/","title":{"rendered":"Mandheera oo lagu diley ugu yaraan afar qof xaaladeeduna ay kacsan tahey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ugu yaraan 4 qof ayaa lagu dilay Mandheera ugu yaraana waxaa halkaa lagu dhaawacay 4 kale.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dabley hubeysan oo loo maleeyay inay Al-Shabaab ka tirsan tahay ayaa xalay weerartay hoteelka la seexdo ee\u00a0 Bishaaro Lodge ee magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari Kenya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadka la laayay ayaan u dhalan degmadaa balse kasoo jeeda gobolo kale. Dadkaa la laayay ayaa hawl shaqo oo waxbarasho la xiriirta u joogay magaaladaasi Mandheera sida boolisku xaqiijiyay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadka dhaawaca ah ayaa haatan isbitaalada Mandheera lagu dabiibayaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhowr todobaad ka hor waxaa dhacay weerar caynkaa ah oo sidoo kale dabley inta weerartay meel ay daganaayeen ay ku dishay qaarna ku dhaawacday dad qeybo kale oo Kenya ah kasoo jeeda.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa sidoo kale dhacdadaa ka dambeeyay goor habeyn ah in booliska iyo dabley is rasaaseyn ku dhex martay magaaladaa uu waardiye iskool ku dhintay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Magaalada Mandheera ayaa dhacdadii xalay kadib waxaa saaka ciidamada Kenya ay bilaabeen baaritaano ay ku doondoonayaan dableydii weerarkaa soo qaaday ayna ku sugayaan ammaanka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 4 qof ayaa lagu dilay Mandheera ugu yaraana waxaa halkaa lagu dhaawacay 4 kale. Dabley hubeysan oo loo maleeyay inay Al-Shabaab ka tirsan tahay ayaa xalay weerartay hoteelka la seexdo ee\u00a0 Bishaaro Lodge ee magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari Kenya. Dadka la laayay ayaan u dhalan degmadaa balse kasoo jeeda gobolo kale. Dadkaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31147,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31145","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31145","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31145"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31145\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31146,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31145\/revisions\/31146"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31147"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31145"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31145"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31145"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}