{"id":31133,"date":"2016-10-24T18:57:21","date_gmt":"2016-10-24T15:57:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31133"},"modified":"2016-10-24T19:04:23","modified_gmt":"2016-10-24T16:04:23","slug":"gudiga-doorashooyinka-dadban-oo-shaaciyey-in-ay-guda-galeen-xulida-xubnaha-aqalka-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gudiga-doorashooyinka-dadban-oo-shaaciyey-in-ay-guda-galeen-xulida-xubnaha-aqalka-hoose\/","title":{"rendered":"Gudiga Doorashooyinka dadban oo shaaciyey in ay guda galeen xulida xubnaha aqalka hoose."},"content":{"rendered":"<p>Guddiga Doorashooyinka Dadban, ayaa sheegay in la guda-galay Doorashooyinka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo dhowaan la xareyn doono Ergooyinka soo dooranaya Xildhibaanada Aqalka Hoose.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Sannadkan, Avv. Cuma Dhagey ayaa sheegay in maamul-goboleedyada Somalia ay billaabaan soo Gudbinta liisaska ergooyinka, isagoo ugu baaqay maamullada kale inay soo dhameystiraan liiska ku haray<\/p>\n<p>\u201cErgooyinka illaa hadda lasoo xareeyay, waxaa ugu horeeyay Maamulka Jubbaland oo 43-ergo soo dhameystiray , waxaa kaloo soo diyaariyay Maamulka Koofur-galbeed 57-ergo,\u201d ayuu yiri Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Somalia.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Avv. Cumar Dhagey ayaa ugu baaqay Maamullada Puntland iyo Galmudug in ay soo dhameystiraan tirada guud ee laga doonayo oo uu xusay inay qaybo ka mid ah diyaariyeen. Isagoo intaas ku daray in doorashada Aqalka Hoose ay rajeynayaan inay ku dhacdo waqtigeeda, ayna billaabatay 23-kii bishan Oktoobar oo ku beegnayd shalay.<\/p>\n<p>\u201cRajadu way wanaagsan tahay, marka aad ka qiyaas qaadato doorashadii Aqalka Sare oo waqtigeedii ku dhacday, mida Aqalka Hoose, waxaan aad u rajeynaynaa inay waqtigeeda ku dhici doonto,\u201d ayuu hadalkiisa raaciyay Avv. Dhagey.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka cusub ee Dalka ayaa Qorshuhu yahay in lagu soo doorto 17-maalin gudahood, Gaar ahaan inta u dhexeysa 23-ka bishan Oktoobar illaa 10-ka\u00a0 bisha November 2016.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Doorashooyinka Dadban, ayaa sheegay in la guda-galay Doorashooyinka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo dhowaan la xareyn doono Ergooyinka soo dooranaya Xildhibaanada Aqalka Hoose. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Sannadkan, Avv. Cuma Dhagey ayaa sheegay in maamul-goboleedyada Somalia ay billaabaan soo Gudbinta liisaska ergooyinka, isagoo ugu baaqay maamullada kale inay soo dhameystiraan liiska ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31135,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31133","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31133","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31133"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31133\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31134,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31133\/revisions\/31134"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31135"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31133"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31133"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31133"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}