{"id":31130,"date":"2016-10-24T18:47:52","date_gmt":"2016-10-24T15:47:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31130"},"modified":"2016-10-24T23:33:43","modified_gmt":"2016-10-24T20:33:43","slug":"tartankii-xubnaha-aqalka-sare-musharaxii-ugu-codadka-badnaa-uu-heley-91-cod","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/tartankii-xubnaha-aqalka-sare-musharaxii-ugu-codadka-badnaa-uu-heley-91-cod\/","title":{"rendered":"Tartankii xubnaha Aqalka sare musharaxii ugu codadka badnaa oo heley 91 cod."},"content":{"rendered":"<p>Musharrxii ugu Codka badnaa Xubnihii Aqalka Sare ee dhawaan lasoo doortay ayaa noqday Ilyaas Xasan Cali oo lagu doortay 91-cod, waxaana uu doorashadiisii uga warramay Radio SBS &#8211; Laanta Afka Soomaaliga ee Dalka Austalia.<\/p>\n<p>Haddaba, Ilyaas Xasan Cali oo laga soo doortay maamulka Koonfur-galbeed ee Somalia, wuxuuna ahaa xubintii labaad oo Aqalka Sare ee Soomaaliya ku meteli doona maamumlka Koonfur-galbeed.<\/p>\n<p><strong>DHAGEYSO: Wargeyska Mudane Ilyaas Xasan uu siiyay Idaacadda SBS \u2013 Somali;<\/strong><\/p>\n<p>Sidoo kale, Ilyaas Xasan Cali ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu u noqdo hoggaan xubnihii Aqalka Sare ee laga soo Doortay Maamullaad Somalia ka jira oo dhan, isagoo ka hadlay doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somalia doorka Haweenku ay ku leeyihiin iyo doorashada Somalia ka dhici doona sannadkan 2016-ka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Mudane Ilyaas ayaa sheegay in Xubnaha Aqalka Sare ay siyaasad ahaan ku meteli doonaan maamullada soo doortay ee ay ka yimaadeen, halka Aqalka Hoosa-na uu si gaar ah u meteli doono shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharrxii ugu Codka badnaa Xubnihii Aqalka Sare ee dhawaan lasoo doortay ayaa noqday Ilyaas Xasan Cali oo lagu doortay 91-cod, waxaana uu doorashadiisii uga warramay Radio SBS &#8211; Laanta Afka Soomaaliga ee Dalka Austalia. Haddaba, Ilyaas Xasan Cali oo laga soo doortay maamulka Koonfur-galbeed ee Somalia, wuxuuna ahaa xubintii labaad oo Aqalka Sare ee Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31132,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31130","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31130","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31130"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31144,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31130\/revisions\/31144"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31132"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}