{"id":31127,"date":"2016-10-24T18:35:19","date_gmt":"2016-10-24T15:35:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31127"},"modified":"2016-10-24T18:36:51","modified_gmt":"2016-10-24T15:36:51","slug":"dagaalada-gaalkacyo-oo-sii-soconaya-iyadoo-aaney-jirin-cid-dhexdhexaadin-ka-dhex-wada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dagaalada-gaalkacyo-oo-sii-soconaya-iyadoo-aaney-jirin-cid-dhexdhexaadin-ka-dhex-wada\/","title":{"rendered":"Dagaalada Gaalkacyo oo sii soconaya iyadoo aaney jirin cid dhexdhexaadin ka dhex wada."},"content":{"rendered":"<p>Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa Saakay dib uga Qarxay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, gaar ahaan galbeedka magaalada.<\/p>\n<p>Ciidamada dagaalku u dhexeeyo, ayaa isku Adeegsanaya hubka Noocyadiisa kala duwan, iyadoo dhawaaqa madaafiicda laga maqlayaa guud ahaan xaafadaha magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Dagaalka Gaalkacyo oo socda muddo dhawr toddobaad ah ayaa u muuqda mid maalinba maalinta kasii dambeysa sii xoogeysanaya.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Waxaa jira baaqyo ay jeedinayaan wax-garadka labada maamul kuwaas oo lagu dalbanayo in colaadda Gaalkacyo lagu joojiyo, balse weli uma muuqdo dagaalka mid joogsanaya.<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug ayaa dhankooda baaq ay soo saareen dadkii ku barakacay Colaadaha Gaalkacyo, iyagoo Dowladda Federaalka iyo Hay\u2019adaha Gargaarka ka Dalbaday inay Gar-gaar lasoo gaaraan shacabkii ku barakacay colaadda Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Hay&#8217;adda Qoxootiga Adduunka ee UNHCR ayaa horay u sheegtay in tiro ka baan 50,000 oo qof at ku barakaceen Colaadaha ka taagan Gaalkacyo, kuwaasoo qaarkood u barakacay duleedyada magaaladaas, ayna haystaan xaalado nololeed oo aa u daran.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa Saakay dib uga Qarxay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, gaar ahaan galbeedka magaalada. Ciidamada dagaalku u dhexeeyo, ayaa isku Adeegsanaya hubka Noocyadiisa kala duwan, iyadoo dhawaaqa madaafiicda laga maqlayaa guud ahaan xaafadaha magaalada Gaalkacyo. Sidoo kale, Dagaalka Gaalkacyo oo socda muddo dhawr toddobaad ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31129,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31127","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31127","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31127"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31127\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31128,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31127\/revisions\/31128"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31129"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31127"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31127"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31127"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}