{"id":31115,"date":"2016-10-24T00:08:38","date_gmt":"2016-10-23T21:08:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31115"},"modified":"2016-10-24T00:11:50","modified_gmt":"2016-10-23T21:11:50","slug":"tababare-mourinho-oo-sheegey-in-uusan-u-dabaaldegi-doonin-sidii-cunug-waalan-haddii-uu-chelsea-goolka-dhaliyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/tababare-mourinho-oo-sheegey-in-uusan-u-dabaaldegi-doonin-sidii-cunug-waalan-haddii-uu-chelsea-goolka-dhaliyo\/","title":{"rendered":"Tababare MOURINHO oo sheegey in uusan u dabaaldegi doonin sidii cunug waalan haddii uu chelsea GOOLka dhaliyo."},"content":{"rendered":"<p>Macallinka Kooxda Kubadda Cagta Man United, Jose Mourinho ayaa sheegay &#8220;in uusan u Dabaal-degi doonin sida cunug waalan&#8221; Haddii ay ka dhaliso kooxdiisa Gool Kooxda Chelsea oo uu horey Tababbare ugu ahaan jiray cayaar ay isaga horimaan doonaan Caawa.<\/p>\n<p>Cayaarta caawa dhexmari doonta labadaan kooxood, waxay noqonaysaa markii labaad ee Tababbare Jose Mourinho uu tago Garoonka Stamford Bridge, isagoo kooxdiisii hore ee Chelsea mucaarad ku ah.<\/p>\n<p>Sannadkii 2010-kii ayuu Chelsea uga adkaaday garoonkeeda asigoo macallin u ahaa Inter Milan. &#8220;Waxaan maamulayaa ciyaarta oo dhan, waan ogahay&#8221;, ayuu yiri Jose Mourinho.<\/p>\n<p>&#8220;Haddii kooxdeyda ay GOOL dhaliso ma Waxaan u Dabaal-degayaa Sida Cunug Waalan? Maya,&#8221; ayuu hadalkiisa sii raaciyay tababaraha kooxda Man United.<\/p>\n<p>Maanta waxay u noqoneysaa markii ugu horeysay oo uu ka hortago Chelsea tan iyo markii shaqada laga ceyriyay bishii December ee sanadkii tagay.<\/p>\n<p>&#8220;Tababarayaasha Qaar markay ka tagaan kooxaha waxay jecel yihiin inay kooxdoodii hore ceebeeyaan oo ay iska hadlaan, Meelahana ku sheeg-sheegaan wixii dhacay,&#8221; ayuu\u00a0Jose \u00a0ku daray hadalkiisa.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, wuxuu yiri. &#8220;Aniga, Waxaan kooxda uga Tagayaan dareen wanaagsan. Wax kasta ayaan siinayaan. Waxaan doonayaa in Xusuutaas wanaagsan aan dhowro, Chelsea-na wax badan oo wanaag ah baan u hayaa.&#8221;<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/wbari-kenya-xildhibaanad-laga-soo-doorto-oo-kulan-la-yeelatey-jaaliyada-soomaaliyeed-ee-minnesota\/becco-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30928\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30928\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-7.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-7.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-7-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Macallinka Kooxda Kubadda Cagta Man United, Jose Mourinho ayaa sheegay &#8220;in uusan u Dabaal-degi doonin sida cunug waalan&#8221; Haddii ay ka dhaliso kooxdiisa Gool Kooxda Chelsea oo uu horey Tababbare ugu ahaan jiray cayaar ay isaga horimaan doonaan Caawa. Cayaarta caawa dhexmari doonta labadaan kooxood, waxay noqonaysaa markii labaad ee Tababbare Jose Mourinho uu tago [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31117,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31115","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31115","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31115"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31116,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31115\/revisions\/31116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31117"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}