{"id":31095,"date":"2016-10-23T19:11:40","date_gmt":"2016-10-23T16:11:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31095"},"modified":"2016-10-23T19:15:53","modified_gmt":"2016-10-23T16:15:53","slug":"deegaanka-halgan-oo-ay-isaga-baxeen-ciidamada-dawlada-iyo-kuwa-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/deegaanka-halgan-oo-ay-isaga-baxeen-ciidamada-dawlada-iyo-kuwa-itoobiya\/","title":{"rendered":"Deegaanka Halgan oo ay isaga baxeen ciidamada dawlada iyo kuwa Itoobiya."},"content":{"rendered":"<p>Ciidammada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa subaxnimadii hore ee saakay isaga baxay deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan, sidda ay warbaahinta u xaqiijiyeen dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiintii maamulka degmada ee dowaldda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay horay u sii raaceen ciidammadii halkaa isaga baxay.<\/p>\n<p>Lama oga halka ay u jiheysteen ciidammada Itoobiya ee isaga baxay Halgan, hasse ahaatee waxaa la rumeysan yahay in u dhaqaaqeen dhinacadegmada Beledweyne oo ay ku leeyihiin saldhiga ugu weyn ciidammada AMISOM ee ku sugan gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Xoogagga Al-shabaab\u00a0 ayeey sheegeen dadka deegaanka in markiiba ay la wareegeen deegaanka, taasoo cabsi weyn ku abuurtay dadka rayidka ah.<\/p>\n<p>Ciidanka Itoobiya ayaa todobadyadii aynu soo dhaafnayba dhaq-dhaqaaqyo dib u gurasho ah ka wadday deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidammada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa subaxnimadii hore ee saakay isaga baxay deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan, sidda ay warbaahinta u xaqiijiyeen dadka deegaanka. Mas&#8217;uuliyiintii maamulka degmada ee dowaldda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay horay u sii raaceen ciidammadii halkaa isaga baxay. Lama oga halka ay u jiheysteen ciidammada Itoobiya ee isaga baxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31097,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31095","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31095","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31095"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31095\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31096,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31095\/revisions\/31096"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31095"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31095"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31095"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}