{"id":3108,"date":"2011-09-16T11:27:28","date_gmt":"2011-09-16T11:27:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3108"},"modified":"2011-09-16T11:29:56","modified_gmt":"2011-09-16T11:29:56","slug":"qoysas-ka-cararay-kaamka-bad-baado-oo-gaaray-xerada-aalayaasir-ee-shhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/qoysas-ka-cararay-kaamka-bad-baado-oo-gaaray-xerada-aalayaasir-ee-shhoose\/","title":{"rendered":"Qoysas Ka Cararay Kaamka Bad-baado Oo Gaaray Xerada Aalayaasir Ee Sh\/Hoose(Daawo Sawirada)"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/barakacayaal2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3112\" title=\"barakacayaal2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/barakacayaal2-300x211.jpg\" alt=\"\" width=\"371\" height=\"251\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p>Qoysas ka cararay dhibaatooyinka Ciidamada Dowlada TFG-da\u00a0 ay ka geysanayaan Goobaha ay ka taliyaan ee magaalada\u00a0 muqdisho ayaa maanta gaaray xerada wayn ee <strong>Aala yaasir<\/strong> oo ay ku jiraan kumanaan dad barakacayaal ah oo ay gacanta ku heyso xarakada mujaahidiinta \u00a0Al-shababul Islamarkaana ay Iyaga Amaankooda Sugayaan.<\/p>\n<p>Xerada wayn ee Aala yasir Mas\u2019uuliyiinta gacant ku heysa ayaa sheegay in maanta kaamkasi ay soo gaareen in ka badan 50 Qoys oo ka soo Gaaray xeryaha qaxootiga ay Dowlada TFG-da \u00a0ka taliyaan iyadoona halkasi maanta dib u dajin balaaran oo lagu sameyey,<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/xerada3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3114\" title=\"xerada3\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/xerada3.jpg\" alt=\"\" width=\"360\" height=\"277\" \/><\/a><\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyinta ayaa sheegay in dadkasi durbadiiba la gudoonsiiyey raashiinkii ay cuni lahaayeen iyo sidoo kale guryo ay dagaan islamarkaana ay iminkaba La dhamayaan qoysaskii horey u degnaa halkaaii.<\/p>\n<p><strong><br \/>\neng: Xuseen Aw gaab<\/strong> oo ah mas\u2019uulka gudiga gurmadka abaaraha wilaayada Gobolka Sh\/hoose islamarkana ka mid ah mas\u2019uuliyiinta gacanta ku heysa kaamkaasi ayaa sheegay in dadkaasi maanta si aad ah loogu soo dhaweyey kaamka Aal yasir oo ku dhawaad 10 kun oo qoys ay ku jiraan<\/p>\n<p>\u00a0Sidoo Kale waxa uu \u00a0sheegay in ay dhibaatoyin kala duwan kula soo kulmeen intii ay ku sugnaayeen degmoyinka Ciidamada Dowlada TFG-da ay meelaha ay kaga sugan yihiin muqdisho islamarkaana ay u geesanjireen dhac iyo Kufis Iyadoo aan Jirin Wax Xukun ah Ama Hadal Ah Oo Ay ka Bixiyeen MAsuuliyiinta Dowlada TFG-da Soomaaliya,<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/askari4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3116\" title=\"askari4\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/askari4.jpg\" alt=\"\" width=\"336\" height=\"279\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dadka maanta soo gaaray Aala yasir ayaa inta badan ka soo cararay Xerada <strong>badbaado <\/strong>oo Ay Ciidamo ka tirsan Dowlada TFG-da \u00a0ay dadka ku dhibaateyaan.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Qoysas ka cararay dhibaatooyinka Ciidamada Dowlada TFG-da\u00a0 ay ka geysanayaan Goobaha ay ka taliyaan ee magaalada\u00a0 muqdisho ayaa maanta gaaray xerada wayn ee Aala yaasir oo ay ku jiraan kumanaan dad barakacayaal ah oo ay gacanta ku heyso xarakada mujaahidiinta \u00a0Al-shababul Islamarkaana ay Iyaga Amaankooda Sugayaan. Xerada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3108","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3108","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3108"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3108\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3120,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3108\/revisions\/3120"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3108"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3108"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3108"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}