{"id":31069,"date":"2016-10-22T22:40:42","date_gmt":"2016-10-22T19:40:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31069"},"modified":"2016-10-22T22:43:27","modified_gmt":"2016-10-22T19:43:27","slug":"gobolka-mandheera-oo-gudoomiyehiisu-sheegey-in-qaar-ganacsatada-ka-mid-ahi-maalgeliyaan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolka-mandheera-oo-gudoomiyehiisu-sheegey-in-qaar-ganacsatada-ka-mid-ahi-maalgeliyaan-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Gobolka Mandheera oo gudoomiyehiisu sheegey in qaar ganacsatada ka mid ahi maalgeliyaan AL-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Guddoomiyaha degmada Mandheera ee dalka Kenya Fredrick Shisia ayaa sheegay in qaar ka tirsan ganacsatada Mandheera ay maal galiyaan Al-Shabaab.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu Fredrick Shisia u digay dadkaa ganacsatada ah ee uu farta ku goday. Wuxuu sheegay in dawlada Kenya ay ogaatay in ganacsatadaasi siiyaan canshuuro Al-Shabaab si Al-Shabaab ay uga badbaadaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Fredrick Shisia wuxuu yiri ganacsatadaasi waxay walcinayaan dagaalka looga soo horjeedo Al-Shabaab.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Fredrick Shisia wuxuu sheegay in tillaabo dagdag ah arinkaa dawlada Kenya ay ka qaadi doonto.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cQof kasta oo la xiriiraya xubnaha Al-Shabaab waa la xiri doonaa dacwadna waa lagu soo oogi doonaa,\u201d sidaa ayuu yiri.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Shisia wuxuu sidoo kale sheegay dumar laga soo eryay Jubaland oo isku dayaya in ay Mandheera soo galaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu sheegay in saraakiisha nabad sugidu ay haweenkaa ka feejigan yihiin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Shalay Jimcihii hoggaamiyeyaal ka tirsan degmadaa ayaa sheegay in korontada oo xun degmadaa gudaheeda ay keento ammaan darradu inay kororto habeynkii.\u00a0<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Feysal C\/Nuur oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka degmadaa ayaa ku eedeeyay dawlada Kenya inay kharajkii khadamaatka loogu tala galay ay si xun u isticmaaleyso.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hoggaamiyeyaasha degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari Kenya ayaa doonaya in dawlada Kenya ay dadajiso dhisida gidaarka u dhexeynaya dalka Kenya iyo Soomaaliya si ammaanka loo adkeeyo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxay ku eedeeyeen dawlada dhexe ee Kenya in aysan ka dhabayneyn ama xil aad ah iska saareyn dhisida derbigaa oo dhawaan la bilaabay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hadese hoggaamiyeyaashaasi waxay sheegayaan in wax hawl ah oo dhisme aan laga wadin xadka oo ku saabsan arinka gidaarka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Haatan ayaa ay codsanayaan hoggaamiyeyaashaasi in la dardar galiyo mashruucaa si amniga xadka loo horumariyo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Gobernatooraha degmada Mandheera Cali Roba ayaa sheegay in sidii mashruucaa loo bilaabay dhowr tiirar oo shub ah un laga taagay 1.8km.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8216;Waxay qaadatay hal iyo bar sano in intaa la sameeyo. Waxay qaadaneysaa qarni ka hor inta aan darbi laga taagin 360 km hadii xawliga ay haatan ku socdaan ay kusii wadaan hawsha deyr ku wareejinta xadka ah&#8217;. Sidaa ayuu yiri Cali Roba.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu intaa ku daray in marar badan ay hoggaamiyeyaasha asagu ka mid yahay ay sheegeen in kooxo uu ugu yeeray argagixiso ay xadkaa ka soo gudbaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Asbuucii la soo dhaafay lix qof ayaa weerar lagu dilay dabley ay soo qaaday magaalada Mandheera.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhacdadaa habeynkii ay dhacday maalmo kadib is rasaaseyn booliska iyo dabley loo maleeyay Alshabaab dhex martay ayaa waardiye iskool uu ku dhintay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kenya ayaa waxaa soo wajahay weeraro kaga imaanayay xarakada Al-Shabaab laga soo bilaabo sanadkii 2011 markii ciidamada Kenya loo diray daakhilka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha degmada Mandheera ee dalka Kenya Fredrick Shisia ayaa sheegay in qaar ka tirsan ganacsatada Mandheera ay maal galiyaan Al-Shabaab. Wuxuu Fredrick Shisia u digay dadkaa ganacsatada ah ee uu farta ku goday. Wuxuu sheegay in dawlada Kenya ay ogaatay in ganacsatadaasi siiyaan canshuuro Al-Shabaab si Al-Shabaab ay uga badbaadaan. Fredrick Shisia wuxuu yiri ganacsatadaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31071,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31069","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31069","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31069"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31069\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31070,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31069\/revisions\/31070"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31071"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31069"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31069"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31069"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}