{"id":31066,"date":"2016-10-22T22:02:42","date_gmt":"2016-10-22T19:02:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31066"},"modified":"2016-10-22T22:16:41","modified_gmt":"2016-10-22T19:16:41","slug":"mweynaha-hir-shabeele-iyo-ku-xigeenkiisa-oo-maanta-la-caleema-saarey-lana-dhaariyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/mweynaha-hir-shabeele-iyo-ku-xigeenkiisa-oo-maanta-la-caleema-saarey-lana-dhaariyey\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Hir-shabeele iyo ku xigeenkiisa oo maanta la caleema saarey  lana dhaariyey."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa gaaray Jowhar ee xarunta Gobolka Shabellada Dhexe si uu uga qayb-galo caleemo-saarka madaxweynaha maamulka cusub ee Hir-Shabeelle, Cali Cabdullaahi Cosoble Siyaad.<\/p>\n<p>Xasan Sh. Maxamuud ayaa waxaa la socda wafdi xukuumadda federaalka ah ee Somalia ka tirsan, waxaana lagu wadaa inay sidoo kale Caleemo-saarka Madaxweynaha Hir-shabeelle, mas\u2019uuliyiin kala duwan oo ka tirsan qaybaha maamullada dalka ka jira.<\/p>\n<p>Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo la hakiyay isku socodka gaadiidka iyo dadka qaybo ka mid ah degmaaas, sidoo kalena waxaa la hakiyay ganacsiga.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Xubnaha ka Qayb-galaya Caleemo-saarka Madaxweynaha Hir-Shabeelle ayaa waxaa ka mid ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale oo isaga iyo xubno la socda safar dhulka ah ku tagay degmada Jowhar.<\/p>\n<p>Ug dambeyn, Madaxweynaha Hir-shabeelle ayaa waxaa dhawr casho ka hor lagu doortay magaalada Jowhar, waxaana sidoo kale uu gaaray magaalada Baladweyne oo uu kula soo kulmay xubno uu ka mid yahay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif inkastoo aysan isku fahmin wadahadalkii dhexmaray.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa gaaray Jowhar ee xarunta Gobolka Shabellada Dhexe si uu uga qayb-galo caleemo-saarka madaxweynaha maamulka cusub ee Hir-Shabeelle, Cali Cabdullaahi Cosoble Siyaad. Xasan Sh. Maxamuud ayaa waxaa la socda wafdi xukuumadda federaalka ah ee Somalia ka tirsan, waxaana lagu wadaa inay sidoo kale Caleemo-saarka Madaxweynaha Hir-shabeelle, mas\u2019uuliyiin kala duwan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31068,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31066","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31066"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31067,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31066\/revisions\/31067"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31068"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}