{"id":3106,"date":"2011-09-16T11:18:14","date_gmt":"2011-09-16T11:18:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3106"},"modified":"2011-09-16T11:18:14","modified_gmt":"2011-09-16T11:18:14","slug":"rw-gaas-oo-la-kulmay-xubno-ka-tirsan-congresska-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/rw-gaas-oo-la-kulmay-xubno-ka-tirsan-congresska-mareykanka\/","title":{"rendered":"R\/W Gaas Oo La Kulmay Xubno Ka Tirsan Congresska Mareykanka"},"content":{"rendered":"<h3><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/gaas2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3110\" title=\"gaas\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/gaas2-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"459\" height=\"349\" \/><\/a><\/strong><\/h3>\n<h3><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/h3>\n<h3>Prof Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray magaalo madaxda dalka Mareykanka ee Washington DC ka dib markii uu 14kii September warbixin siiyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey oo New York fadhigoodu yahay.<\/h3>\n<h4><strong>C\/weli\u00a0 Gaas<\/strong> ayaa maanta la kulmay mas\u2019uuliyiiin ay ka mid yihiin <strong>Congressman Donald Payne, Congressman Chris Smith<\/strong> oo ah Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibedda ee Africa, iyo <strong>Congressman Keith Ellison<\/strong> oo laga soo doortay magaalada Minnesota oo ay Somalidu ku badanyihiin Islamarkaana Uu Kulankooda ka dhacay Magaalo madaxda Mareykanka Ee Washimgton<\/h4>\n<h4>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa kala hadlay mas\u2019uuliyiintan sidii loo sii xoojin lahaa horumarka dowladda Soomaaliya ay ka sameysey arrimaha amniga, gar-gaarka bani\u2019aadanimo, iyo arrimaha dib-u-heshiisiinta iyo siyaasadda<\/h4>\n<h4><strong>C\/Wali <\/strong>ayaa sheegay in xaaladda macluusha ee shacabka soomaaliyeed ay gaartay tii ugu xumeyd loona baahanyahay in dadaalada gar-gaarka bani\u2019aadanimo la sii kordhiyo oo dowladda soomaaliya lagu saacido fulinta mashaariic saacidi kara in shacabka soomaaliyeed ay ku noqdaan guryahooda oo loo helo nolol maalmeedkooda ayuu yiri C\/wali Max\u2019ed Cali Gaas Oo ah Ra\u2019iisul wazaaraha Soomaalia<\/h4>\n<h3><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/h3>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Prof Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray magaalo madaxda dalka Mareykanka ee Washington DC ka dib markii uu 14kii September warbixin siiyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey oo New York fadhigoodu yahay. C\/weli\u00a0 Gaas ayaa maanta la kulmay mas\u2019uuliyiiin ay ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3106","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3106","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3106"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3106\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3113,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3106\/revisions\/3113"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3106"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3106"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3106"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}