{"id":31044,"date":"2016-10-21T22:09:00","date_gmt":"2016-10-21T19:09:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31044"},"modified":"2016-10-21T22:20:51","modified_gmt":"2016-10-21T19:20:51","slug":"xaashi-cumar-xasan-oo-dawladda-federalka-ku-eedeeyey-in-asan-gacan-ka-geysan-siideyntiisa-balse-warbaahintu-u-hiilisey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xaashi-cumar-xasan-oo-dawladda-federalka-ku-eedeeyey-in-asan-gacan-ka-geysan-siideyntiisa-balse-warbaahintu-u-hiilisey\/","title":{"rendered":"Xaashi Cumar Xasan oo dawladda federalka ku eedeeyey in asan gacan ka geysan siideyntiisa balse warbaahintu u hiilisey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a>Xaashi Cumar Xasan oo ah Muwaaddin Soomaliyeed oo 18-sano ku xirnaa dalka Talyaaniga ayaa wareysi uu Laanta Afka Soomaaliga ee Radio SBS ee dalka Australia, ayaa sheegay in sii dayntiisa ay gacan weyn ka geysteen saxaafada iyo shacabka Soomaaliyeed, balse aysan jirin wax ay Dowladdu waxba u qaban.<\/p>\n<p>Muwaadinkaan Soomaaliyeed ayaa muddo 18-sano ah ku xirnaa Talyaaniga, kaddib markii lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa dilkii Suxufiyad Talyaaniga u dhalatay iyo wariye kale oo Muqdisho lagu dilay Sannadkii 1991-kii oo dalka ay ka socdeen dagaallo sokeeye.<\/p>\n<p>Xaashi Cumar ayaa Wareysiga ku sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan waxba u qaban, balse ay gacan ka geysteen sii-dayntiisa Dadweynaha iyo Warbaahinta Soomaalida.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Xaashi ayaa ku sheegay Wareysigaan in dhallinyarada Soomaaliyeed \u00a0ee inta la iska-qabsado lagu xir-xirayo Waddamada Calaamka, inay caddeyn u tahay in daciifnimada Dowladda Soomaaliya ka jirta xilligaan.<\/p>\n<p><strong><a href=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/sept\/WAREYSI_Xaashi_Cumar_Somali_161021_574228.mp3\">DHAGEYSO: Wareysiga uu bixiyay Xaashi Cumar oo Toddobaadkan lasii daayay;<\/a><\/strong><\/p>\n<p>Mar wax laga weydiiyay Xaashi, Dhalinyaro Soomaaliyeed ee lagu eedeeyay inay burcad-badeed yihiin oo ku xiran Hindiya, isla markaana beeniyay in ay Burcad-badeed ahaayeen, ayaa wuxuu ku jawaabay.<\/p>\n<p>\u201cArrintaasi waa mid sharci-darro ah, Waayo waxaa laga soo Qabtay Xeebaha Soomaaliya, waxayna ahayd in hal waddan lagu maxkamadeeyo, balse haddii dal walba uu iska qabsado oo uu wuxuu rabo ku sameeyo waa arrin si aad ah u dhib badan. Dowlad awood leh haddii ay jirtana waxay ahayd inay tiraahdo innaga ayaa dadkaan mas\u2019uul ka ah, maadaama \u00a0uu waddankeenu yahay nabad.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Xaashi Cumar Xasan ayaa ka hadlay Sababihii uu Talyaaniga ku tagay \u00a0iyo sidii lagu xiray, waxaana sii-dayntiisan go\u2019aan ka gaartay maxkamadda ugu sarreysa dalka Talyaaniga.<\/p>\n<p>warsom2011@gmal.com<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaashi Cumar Xasan oo ah Muwaaddin Soomaliyeed oo 18-sano ku xirnaa dalka Talyaaniga ayaa wareysi uu Laanta Afka Soomaaliga ee Radio SBS ee dalka Australia, ayaa sheegay in sii dayntiisa ay gacan weyn ka geysteen saxaafada iyo shacabka Soomaaliyeed, balse aysan jirin wax ay Dowladdu waxba u qaban. Muwaadinkaan Soomaaliyeed ayaa muddo 18-sano ah ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31048,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31044","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31044","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31044"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31047,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31044\/revisions\/31047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31048"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}