{"id":31038,"date":"2016-10-21T21:28:47","date_gmt":"2016-10-21T18:28:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31038"},"modified":"2016-10-21T21:30:30","modified_gmt":"2016-10-21T18:30:30","slug":"magacyada-iyo-codadkii-ay-kala-heleen-11-xubnood-ee-aqalka-sare-ee-puntland-oo-la-shaaciyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/magacyada-iyo-codadkii-ay-kala-heleen-11-xubnood-ee-aqalka-sare-ee-puntland-oo-la-shaaciyey\/","title":{"rendered":"Magacyada iyo codadkii ay kala heleen 11 xubnood ee Aqalka sare ee Puntland oo la shaaciyey."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo shalay ay ka dhacday Xarunta Puntland ee Garoowe Doorashada Xubnaha Maamulkaas ku metelya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, ayaa waxaa kasoo baxaay 11-xubinood.<\/p>\n<p>Haddaba, Xubnaha ku guuleystay Doorashadaas ayaa magacyadooda iyo codadkii ay heleen waxay kala ahaayeen sidan:<\/p>\n<ol>\n<li>RW Cumar C\/rashiid Cali Sharm\u2019arke oo helay 47-cod, halka musharraxii la tartamayay Aamina Aadan C\/llaahi ay heshay 17-cod oo keliya.<\/li>\n<li>C\/raxmaan Faroole oo helay 59-cod, halka musharraxii la tartamay uu ka helay shan cod oo keliya.<\/li>\n<li>C\/risaaq Xasan Cismaan [Juurille] oo helay 33-cod, halka musharraxii la tartamayay uu ka helay 32-cod.<\/li>\n<li>Farxaan Cali Xuseen oo helay 36-cod, halka musharraxii la tartamay oo ah Cali Ismaaciil Cabdi Giir uu ka helay 29-cod.<\/li>\n<li>C\/salaan Xaaji Maxamuud oo helay 40-cod, halka musharraxii la tartamay uu ka helay 25-cod<\/li>\n<li>Mahad Sheekh Nuur oo helay 36-cod halka musharraxii la tartamayay ee C\/xakiin Axmed Xaashi uu ka helay 29-cod<\/li>\n<li>Hodan Maxamuud Cismaan oo heshay 5-cod, halka musharraxii kursiga kula tartantay ee Basra maxamuud Geelle oo ka heshay 30-cod.<\/li>\n<li>Bootaan Barre Samatar oo helay 38 cod, halka musharraxii la tartamay oo ahaa Jen. Maxamed Siciid Xirsi Morgan uu ka helay 27-cod.<\/li>\n<li>Maxamuud Axmed Maxamuud Mashruuc oo helay 56-cod, halka musharaxii la tartamayay ee Faadumo Siciid Maxamed ay heshay 14-cod oo kaliya.<\/li>\n<li>Siciido Xasan Cismaan oo heshay 41-cod, halka xubintii tartanka la galay ee Siciid Maxamuud Aadan uu ka helay 23-cod.<\/li>\n<li>Shukri Aadan Maxamed oo heshay 38-cod halka musharraxii la tartamay ee Saynab Xaashi Biixi ay ka heshay 24 Cod.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Ugu dambeyn, Puntland ayaa waxay noqotay maamulkii ugu dambeeyay ee soo gudbaha Xubnihiisa Aqalka Ssare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Waxaana horay u soo Gudbiyay xubnahooda \u00a0maamullada Galmudug, Jubbaland iyo Koonfur-galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo shalay ay ka dhacday Xarunta Puntland ee Garoowe Doorashada Xubnaha Maamulkaas ku metelya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, ayaa waxaa kasoo baxaay 11-xubinood. Haddaba, Xubnaha ku guuleystay Doorashadaas ayaa magacyadooda iyo codadkii ay heleen waxay kala ahaayeen sidan: RW Cumar C\/rashiid Cali Sharm\u2019arke oo helay 47-cod, halka musharraxii la tartamayay Aamina Aadan C\/llaahi ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31040,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31038","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31038","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31038"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31039,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31038\/revisions\/31039"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31040"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}